{"id":5083,"date":"2012-01-18T12:42:55","date_gmt":"2012-01-18T12:42:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5083"},"modified":"2012-01-18T13:16:24","modified_gmt":"2012-01-18T13:16:24","slug":"afahayeenka-gobolka-banaadir-mr-cariig-oo-ka-warbixiyay-qarax-miino-kaasoo-la-doonayay-in-lagu-qaarijiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/01\/afahayeenka-gobolka-banaadir-mr-cariig-oo-ka-warbixiyay-qarax-miino-kaasoo-la-doonayay-in-lagu-qaarijiyo\/","title":{"rendered":"Afahayeenka Gobolka Banaadir Mr Cariig Oo Ka Warbixiyay Qarax miino La Doonayay In Lagu Qaarijiyo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Afahayeenka Gobolka Banaadir Mr Cariig Oo Ka Warbixiyay Qarax miino Kaasoo La Doonayay In Lagu Qaarijiyo<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Maxamed C\/lahi Cariig<\/strong> Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Dowlada TFG-da ayaa ka warbixiyey isku day la doonayay in lagu qaarijiyo oo uu ka badbaaday.<\/p>\n<p>Afahayeenka Gobolka <strong>Mr Cariig<\/strong> oo maanta Saxaafada kula kadlay magaalada Muqdisho ayaa carabka ku dhuftay in gaari uu lahaa lagu qarxiyey miino hase yeeshee ay qaraxday miinada iyadoo aysan cidina saarneyn Gaarigaasi Oo Laha Afahayeenka Gobolka Cariig.<\/p>\n<p><strong>Mr Cariig<\/strong> oo sheegay \u00a0in ilaaladiisa ay xalay arkeen Miinada waxa Uu Sidoo \u00a0kale sheegay in ciidanka nabadsugida qaranka ay ku wargaliyeen isla habeenkii xalay Kadib markii ay arkeen Miinadaasi Oo Saaran Gaariga<\/p>\n<p>Afahyeenka Gobolka Banaadir<strong> Cariig<\/strong> Qaraxaasi La Doonayay In lagu qaarijiyo ayaa waxa uu aad u bur buriyey baabuurka mana jirin cid wax ku noqotay marka laga reebo gaariga oo si aad ah u bur buray.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afahayeenka Gobolka Banaadir Mr Cariig Oo Ka Warbixiyay Qarax miino Kaasoo La Doonayay In Lagu Qaarijiyo Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Maxamed C\/lahi Cariig Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Dowlada TFG-da ayaa ka warbixiyey isku day la doonayay in lagu qaarijiyo oo uu ka badbaaday. Afahayeenka Gobolka Mr Cariig oo maanta Saxaafada kula kadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5083","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5083"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5087,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5083\/revisions\/5087"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}