{"id":50829,"date":"2018-10-28T23:36:44","date_gmt":"2018-10-28T20:36:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50829"},"modified":"2018-10-28T23:42:58","modified_gmt":"2018-10-28T20:42:58","slug":"dalka-mareykanka-oo-yuhuudiyiin-badan-lagu-laayey-magaalada-pittsburgh-tiradooduna-tahey-11-qof","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/dalka-mareykanka-oo-yuhuudiyiin-badan-lagu-laayey-magaalada-pittsburgh-tiradooduna-tahey-11-qof\/","title":{"rendered":"Dalka Mareykanka oo Yuhuudiyiin Badan Lagu Laayey Magaalada Pittsburgh Tiradooduna Tahey 11 Qof."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/yuhud.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50831\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/yuhud.jpg\" alt=\"\" width=\"1078\" height=\"606\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/yuhud.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/yuhud-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1078px) 100vw, 1078px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Waxaa magaalada Pittsburgh ee dalka Mareykanka lagu dilay 11 qof kaddib markii qof hubaysan uu rasaas ku furay macbad Yuhuudda ay ku cibaadeysato oo halkaasi ku yaalla.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dad badan ay ku dhinteen kuwa kalena ay ku dhaawacmeen werarkan oo uu ku tilmaamay mid si naxariis darro ah oo aan kala sooc lahayn loo fuliyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ninka weerarkani geystay ee looga shakisanyahay ayaa lagu magacaaba Robert Bowers oo 46 sano jir ah, hada waa dhaawac oo waxaa lagu dabiibayaa isbitaal halkaasi ku yaalla, sida ay booliska xaqiijiyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Boqolaal dad ah oo ka kala yimid magaalada Pittsburgh iyo magaalooyinka u dhowba ayaa isku yimid si ay ugu duceeyaan dadkii ku dhintay weraarkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sophia Levin, oo ka soo jeeda Pttispurgh ayaa BBC u sheegtay in dadka ay aad uga caroodeen dhacdadani balse ay hadda u muuqato inay doonayaan in arrintan loo wajaho si wada jir ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay in uu booqan doono magaladaasi ka dib markii uu dhacay weerarkan ay ku dhinteen 11-ka qof.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxay ahayd maalinta ugu mashquulka badan ee dadka Yahuudda ah ee magaaladaasi ku nool, wa ay cibaadeysaneyeen waxayna qabeen xaflad ay ugu magac bixinayeen canug yar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida wararka ay sheegayaan, ninka lagu tuhunsanyahay inu weerarka geeystay oo ah nin cadaan ah ayaa ku dhawaaqaayay hadallo Yahuud naceyb ay ka muuuqato.<\/p>\n<p align=\"justify\">Raii&#8217;sul wasaraha dalka Israel Benjamin Netanyahu, oo ka mid ah hogaamiyeyaasha ka hadlay weerarkan ayaa sheegay inuu aad u niyad jabay aadna uga murugooday arrintan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Muqaal laga soo duubay ayuu ku sheegay Mr Netanyahu in murugada uu la qeybsanaayo dadka Amerikanka ahi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, Raii&#8217;sul wasaaraha dalka UK Theresa May waxay sheegtay in ay aad uga naxday weerarkan lagu tilmaamay inuu salka ku haayo dambiyada naceybka ku saleysan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Raisul wasaaraha Canadan wuxuu sheegay in dadkiisa ay murugada la qeybsanayaan Yahuuda Pittsburgh.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50518\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50519\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50520\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50527\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa magaalada Pittsburgh ee dalka Mareykanka lagu dilay 11 qof kaddib markii qof hubaysan uu rasaas ku furay macbad Yuhuudda ay ku cibaadeysato oo halkaasi ku yaalla. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dad badan ay ku dhinteen kuwa kalena ay ku dhaawacmeen werarkan oo uu ku tilmaamay mid si naxariis darro ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50831,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50829","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50829"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50833,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50829\/revisions\/50833"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50831"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}