{"id":5078,"date":"2012-01-18T12:37:41","date_gmt":"2012-01-18T12:37:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5078"},"modified":"2012-01-18T12:37:41","modified_gmt":"2012-01-18T12:37:41","slug":"madaxweyne-shariif-oo-sheegay-in-ciidamada-nabad-sugida-qaranka-lagu-baahindoono-gobolada-dalka-soomaalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/01\/madaxweyne-shariif-oo-sheegay-in-ciidamada-nabad-sugida-qaranka-lagu-baahindoono-gobolada-dalka-soomaalia\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariif Oo Sheegay In Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Lagu Baahindoono Gobolada Dalka Soomaalia"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Janhuuriyadda Soomaaliya ayaa boggaadiyay dadaalka hey\u2019adda Nabad Sugidda qaranka ay ka wadaan Gudaha Qaar Ka Tirsan Goobaha ay ka taliso Dowlada Soomaaliya<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxa Uu MAdaxweyne Shariif ugu baaqay in Nabad Sugidda lagu baahiyo gobollada dalka islamarkaan ay Ka Bilowaan Hoolaha ay Haatan ka wadaan Gudaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha dalka Soomaaliya oo shalay ka hadlay munaasad uu xarigga uga jarayay xarunta Nabad Sugidda gobolka Banaadir ayaa boggaadiyay howllaha ay hey\u2019adda ka wado gobolka Banaadir, isoogona sheegay in ay hormar sii sameeneyso Hay\u2019adda Islamarkaana carabka ku dhuftay In uu kaga mahad Naqayo Howlaha ay U Soo Qabteen Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Madaxweynaha Janhuuriyadda Soomaaliya ayaa boggaadiyay dadaalka hey\u2019adda Nabad Sugidda qaranka ay ka wadaan Gudaha Qaar Ka Tirsan Goobaha ay ka taliso Dowlada Soomaaliya Sidoo Kale Waxa Uu MAdaxweyne Shariif ugu baaqay in Nabad Sugidda lagu baahiyo gobollada dalka islamarkaan ay Ka Bilowaan Hoolaha ay Haatan ka wadaan Gudaha magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5078","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5078","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5078"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5081,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5078\/revisions\/5081"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}