{"id":50768,"date":"2018-10-26T23:33:40","date_gmt":"2018-10-26T20:33:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50768"},"modified":"2018-10-26T23:34:14","modified_gmt":"2018-10-26T20:34:14","slug":"dawladda-federalka-oo-mar-kale-ka-codsatey-dawlad-goboleedyada-in-ay-soo-gudbiyaan-xisaab-celin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/dawladda-federalka-oo-mar-kale-ka-codsatey-dawlad-goboleedyada-in-ay-soo-gudbiyaan-xisaab-celin\/","title":{"rendered":"Dawladda Federalka oo Mar Kale Ka Codsatey Dawlad Goboleedyada In Ay Soo Gudbiyaan Xisaab Celin."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/bayle4.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50770\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/bayle4.jpeg\" alt=\"\" width=\"927\" height=\"511\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/bayle4.jpeg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/bayle4-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 927px) 100vw, 927px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa ka codsatay mar kale maamul gobolleed-yada in ay soo gudbiyaan xisaab celinta iyo sida loo isticmaalay dhaqaalaha ay dowladda ku deeqdo maamul gobolleedyada, waxaana uu codsiga imanaya xili wali labada dhinac aysan\u00a0 isku wanaagsaneyn.<\/p>\n<p>Maamul gobolleedka Puntland ayaa noqonaya maamulkii ugu horeeyay ee ka jawaaba codsiga dowladda, iyaga oo soo bandhiga qoraal ka tarjumaya sida loo isticaalay lacagihii ka soo gaaray dowladda waxaana qoraalka lagu yiri\u2019\u2019 lacagta naga soo gaartay Dawladda dhexe oo ah dhaqaalaha ay ku deeqeen beesha caalamka ayaa wadarteedu dhan tahay USD 450,000 ( afar boqol iyo konton kun oo dollar), lacagtaas oo faahfaahinteedu tahay; dhamaystirka iyo rinjiyeenta Garoonka caalamiga ah ee Gen: Mohamed Abshir Airport oo dhan USD ( $ 296,000), taasoo si toos ah luugu shubay koontada shirkadda dhisaysay Garoonka uga furan Salaama Bank (AC No: 80155473) , dhismaha Jidka Wasaaradaha oo ay si wada jir ah u maal galiyeen Dawladda dhaxe iyo Dawladda Puntland oo dhan USD ($ 104,000), halka uu dhismaha wadadaasi ay ku baxday lacag dhan USD 240,000 oo ay baaqiga dheeriga ahi ay bixisay Dawladda Puntland\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin Wasiirka maaliyada Jubbaland ayaa sheegay Cabdirashiid Jire Qalinle oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladda federaalka laftirkeeda looga baahan yahay xisaab calin maadama sida uu hadalka u dhiggay, waxaana uu intaa ku daray in xisaab celinta ay dowladdu raadineyso aheyn lacago laga helay beesha caalamka oo xaq u leeyihin dowlad gobolleedyada in ay qeybtooda helaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Annaga xisaab celin ma diidanin, laakiin waxa ay doonayaan in ay nagula xisaabtamaan, wax ay iyaga na siiyaan ma\u2019aha e\u2019 waa dhaqaalaha beesha caalamka laga helo, haddana sidaa oo ay tahay waan ogol-nahay wixii xisaab celin ah, laakiin dowladda waxaa u waangsan in ay dariiqa saxda ah soo marto iskana deyso nidaamka dacaayada ah ee Facebook loo isticmaalayo, ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Qalinle ayaa intaa ku daray in dakhliga Jubbaland ka soo gala Garoonka diyaaradaha Dekedda qaar ka mid siiyaan dowladda federaalka Soomaaliya oo ay uga baahan yihiin sida uu hadalka u dhiggay dhinacooda xisaab celin ku aadan dhaqaalaha Jubbaland ku bixiso dowladda dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019 Haddii ay sidan u dhaqmayaan annaga ayaa iyaga xisaab celin uga baahan, maxaa yeelay annaga ayaa dakhliga na soo galay qaar ka mid ah iyaga u geynay oo siina, laakiin iyaga waxa soo gala waxba nagama siiyaan ayuu yiri\u2019\u2019 Wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maamulada gobolleedyada, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle oo qeyb ka ah dowlad gobolleedyada laga dalbaday xisaab celinta.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50518\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50519\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50520\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50527\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ka codsatay mar kale maamul gobolleed-yada in ay soo gudbiyaan xisaab celinta iyo sida loo isticmaalay dhaqaalaha ay dowladda ku deeqdo maamul gobolleedyada, waxaana uu codsiga imanaya xili wali labada dhinac aysan\u00a0 isku wanaagsaneyn. Maamul gobolleedka Puntland ayaa noqonaya maamulkii ugu horeeyay ee ka jawaaba codsiga dowladda, iyaga oo soo bandhiga qoraal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50770,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50768","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50768","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50768"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50772,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50768\/revisions\/50772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}