{"id":50741,"date":"2018-10-25T22:03:54","date_gmt":"2018-10-25T19:03:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50741"},"modified":"2018-10-25T23:01:49","modified_gmt":"2018-10-25T20:01:49","slug":"baararka-xeebta-liido-oo-laga-mamnuucay-in-lagu-caweeyo-saqda-dhexe-habeenkii-aqriso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/baararka-xeebta-liido-oo-laga-mamnuucay-in-lagu-caweeyo-saqda-dhexe-habeenkii-aqriso\/","title":{"rendered":"Baararka Xeebta Liido oo Laga Mamnuucay In Lagu Caweeyo Saqda Dhexe Habeenkii\/Aqriso."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xeebta-liido.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50742\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xeebta-liido.jpg\" alt=\"\" width=\"826\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in aan la oglaan doonin wixii ka danbeeyay 12 habeennimo in lagu caweeyo hoteellada iyo maqaayadaha ku yaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Yariisoow ayaa sheegay in ay jiraan falal ka baxsan Diinta Islaamka iyo anshaxa suuban oo ka dhacay Xeebta Liido, sidaa daraadeed maamulku mamnuucay in xiliyada danbe ee habeenkii halkaa ku kulmaan bulshada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMaamulka Gobolka Banaadir isagoo tixgelinaya cabashooyin kala duwan oo kasoo gaaray bulshada, waxuu joojiyay in wixii ka danbeeya 12ka Saqda dhexe aysan furnaan karin makhaayadaha ku yaalla Xeebta Liido. Makhaayaddii ama Hoteelkii lagu helo wax ka soo horjeeda Diinteena, anshaxa suuban iyo Dhaqanka Soomaaliyeed waa la xiri doonaa\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Ururka haweenka gobolka Banaadir Jawaari Baarqab ayaa horay u sheegtay in ay jiraan hoteello iyo goobo ganacsi loo furtay oo magaalada Muqdisho oo ay ka dhacaan falal aan ku habooneyn shareecada Islaamka iyo dhaqanka Soomaalyeed intaba, sidaa daraadeed looga baahan yahay maamulka gobolka Banadir in uu arintaa tallaabo ka qaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cXeebta Liido waa goob shacabku isagu yimaado laguna nasto ,mana lagu isticmaali karo wax maandooriye ah noocuu doono ha-ahaadee, cid walba oo falkaas ku kacdana, waxaa Hay\u2019adaha amniga la farayaa in tallaabo ay ka qaadaan sharcigana horkeenaan\u201d ayaa lagu yiri warka ka soo baxay maamulka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xeebta Liido ayaa waxaa ka furan makhaayado iyo goobo lagu caweeyo, waxaana dhalinyarada ku qaataan illaa sada dhexe habeenii, iyadoo dadka deegaanka ay muddooyinkii u dambeeyay ka soo sheegayeen falal anshax darro ah.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50518\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50519\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50520\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50527\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in aan la oglaan doonin wixii ka danbeeyay 12 habeennimo in lagu caweeyo hoteellada iyo maqaayadaha ku yaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Yariisoow ayaa sheegay in ay jiraan falal ka baxsan Diinta Islaamka iyo anshaxa suuban oo ka dhacay Xeebta Liido, sidaa daraadeed maamulku mamnuucay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50742,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50741","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50741","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50741"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50741\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50744,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50741\/revisions\/50744"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50742"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50741"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50741"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50741"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}