{"id":50739,"date":"2018-10-24T23:46:42","date_gmt":"2018-10-24T20:46:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50739"},"modified":"2018-10-24T23:47:15","modified_gmt":"2018-10-24T20:47:15","slug":"madaxda-xisbiyadaiyo-kuwa-qaranka-oo-baaq-nabadeed-u-direy-dagaalada-ka-socda-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/madaxda-xisbiyadaiyo-kuwa-qaranka-oo-baaq-nabadeed-u-direy-dagaalada-ka-socda-gobolka-sool\/","title":{"rendered":"Madaxda Xisbiyada,iyo Kuwa Qaranka oo Baaq Nabadeed U Direy Dagaalada Ka Socda Gobolka Sool."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/bandhiga-xeerka-doorashoyin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50718\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/bandhiga-xeerka-doorashoyin.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/bandhiga-xeerka-doorashoyin.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/bandhiga-xeerka-doorashoyin-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/bandhiga-xeerka-doorashoyin-768x575.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>Madaxda Xisbiyada Siyaasadda Dalka ayaa Maanta Baaq Nabadeed U Diray Dadka Walaalaha ah ee Ku Dagaalamaya Gobolka Sool Taas oo ah Bay Yiraahdeen Nasiib Darro Aad u wayn iyo Wax Laga Xumaado In Dad Walaalo ah ay Maanta Islaayaan iskuna Laayaan Wax aan Micno Ku Fadhin iyagoo Madaxda Xisbiyadu Ku Booriyey Madaxda Maamuladda Somaliland iyo Puntland in ay Gacan ka Geystaan Deminta Colaadda Halkaas Ka Socota,Iyagoo Xisbiyadu Sheegay Ugu Danbeyntii In ay Tuhunsanyihiin In Colaadaas Gacmo Kale Ku Jiraan,Haddii Aan Wax Laga Qabanna Ay Amni Daradu Faafi Karto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhanka Kale Guddoomiyaha Golaha Aqalka saree Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa baaq nabadeed u diray Beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanada Dhumay, \u00a0Dharkayngeenyo iyo Nawaaxigeeda,wuxuuna tacsi u diray eheladii ay dadkoodi ku geeriyoodeen dagaaladaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay in xilligan la daadiyo dhiig shacab badalkii nabada laga shaqeyn lahaa,wuxuuna dhinacyada dirirta u dhaxeyso ugu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan dagaalka u joojiyaan,islamarkaana wax walba ku xaliyaan miiska wada hadalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan tacsi u dirayaa Ehalada dadkii ku dhammaaday deegaanka Dhumay,waa nasiib daro in xilligan dagaal sokeeye oo dad walaalo ah u dhaxeeyo soo cusboonaado,waxaan u soo jeedinayaan Siyaasiyiinta iyo Odayaasha dhaqanka iney u istaagaan sidii dagaaladaasi lagu joojin lahaa,\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha Aqalka sare oo hadalkaan ka jeediyay shirka Guud ee Golaha Aqalka sare oo maanta ka dhacay xarunta Golaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale,Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Ra\u2019iisal wasaaraha Xukuumadda ayaa ugu Garaadada, Madax dhaqameedka, Culumaa\u2019udiinka iyo Waxgaradka degaannadaas in ay u guntadaan nabadda, joojiyaanna dhiigga beelaha walaalaha ah ee daadanaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa kulankii maanta xildhibaannada ka akhriyey qoraal ku saabsan dagaalka ka socda gobolka Sool;\u201cGolaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya wuxuu aad uga xunyahay colaadda soo noqo-noqotay ee beelaha walaalaha ah ee koonfurta gobolka Sool, goluhu waxuu ugu baaqayaa beelaha walalaalaha inay degdeg u joojiyaan colaaddan, guluhu wuxuu codsanayaa ismmada, culimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed inay degdeg ugu howl-galaan sidii loo joojin lahaa isla markaana loo nabadeyn lahaa beelahaasi wada dega koonfurta gobolka Sool, ugu dambeyntii goluhu wuxuu soo-jeedinaya xukuumadda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada inay kaalin mug leh ka qaataan<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Federaalku ayaa waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan umadda Soomaaliyeed in laga shaqeeyo horumarka iyo midnimada lana ilaaliyo nabadda iyo xasiloonida oo aasaas u ah guud ahaan horumarka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50518\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50519\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50520\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50527\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Xisbiyada Siyaasadda Dalka ayaa Maanta Baaq Nabadeed U Diray Dadka Walaalaha ah ee Ku Dagaalamaya Gobolka Sool Taas oo ah Bay Yiraahdeen Nasiib Darro Aad u wayn iyo Wax Laga Xumaado In Dad Walaalo ah ay Maanta Islaayaan iskuna Laayaan Wax aan Micno Ku Fadhin iyagoo Madaxda Xisbiyadu Ku Booriyey Madaxda Maamuladda Somaliland iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50718,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50739","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50739"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50740,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50739\/revisions\/50740"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}