{"id":50731,"date":"2018-10-24T21:50:28","date_gmt":"2018-10-24T18:50:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50731"},"modified":"2018-10-24T21:50:56","modified_gmt":"2018-10-24T18:50:56","slug":"dilkii-wariye-kashoggi-oo-mareykanku-ku-hanjabay-in-ciqaab-adag-ay-mari-doonaan-dadkii-falkaas-ka-danbeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/dilkii-wariye-kashoggi-oo-mareykanku-ku-hanjabay-in-ciqaab-adag-ay-mari-doonaan-dadkii-falkaas-ka-danbeeyey\/","title":{"rendered":"Dilkii Wariye Kashoggi oo Mareykanku Ku Hanjabay In Ciqaab Adag ay Mari Doonaan Dadkii Falkaas Ka Danbeeyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/trump-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50732\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/trump-1.jpg\" alt=\"\" width=\"838\" height=\"471\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/trump-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/trump-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 838px) 100vw, 838px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay jawaabta Sacuudi Carabiya ay ka bixisay dilka wariye Jamal Khaashuqji ay tahay \u201cqarinti abid ugu xumeyd oo lagu qariyo fal dil oo dhacay.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuuna intaa ku daray cid walba oo falkaasi foosha xun soo maleegtay kana dambeeysay \u201ccawaaqib xun la kulmi doonto\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo ayaa wuxuu isna sheegay inuu Mareykanku ciqaabayo ciddii ka dambeysay dilka wariye Jamal \u201d iney fiisaha dal ku galka kala laabaneyso 21-ka qof ee la shaaciyey ee falkan looga shakiyey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mareykanka ayaa wuxuu beesha caalamka kala kulmayaa cadaadis xooggan oo loogu baaqaya iney dabciso xiriirka ay la leedahgay Boqortooyada Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa waxay marar badan dilka Khaashuqji iyo waxa ku dhacay ay ka soo saareen warbixinno iska horimanaya. Toddobaadyo waxay ku andacoodaan inuu nool yahay Khaashugji, waxay ugu dambeynti boqortooyadu qiratay wariye Jamal Khaashugji oo 59 jir ah inuu ku dhintay hawlgal naxariis darra ah xilli uu booqanayey qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mr Pompeo oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Washington ayaa wuxuu sheegay, inuu madaxweynaha uu xaaladda ku faraxsaneyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMareykanka uma dul qaadan doono ayuu yiri dilka arxan darrada ah ee loo geystay wariye Jamal Khaashuqji in la qariyo lagana aamuso.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Turkigu Reccep Tayip Erdogan wuxuu sheegay in dilka saxafigaas la sii qorsheeyey oo aysan ahayn arrin si kama\u2019 ah ku dhacday, wuxuuna dalbaday in dadkii ka dambeeyey dilkiisa loo soo gacan galiyo, si maxkamad loogu saaro Turkiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waddamada adduunka ugu hodansan ee dhanka warshadaha horay uga maray ayaa ayagana ka dalbaday Sacuudiga inay si buuxda u sheegaan sidii saxafiga Jamaal Khaashuqji loogu dhex dilay qunsuliyadda ay boqortooyadu ku leedahay magaalada Istanbul.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tallaabo ka mid ah culays xoog leh oo beesha caalamka ka imaanaya ayaa hadal ay soo saareen dalalka la isku yiraahdo G7 waxay Sacuudiga weydiisteen inuu sharraxaad ka bixiyo geerida Khaashuqji, taasoo keentay su\u2019aalo badan oo aan weli jawaab loo hayn.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50518\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50519\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50520\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50527\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay jawaabta Sacuudi Carabiya ay ka bixisay dilka wariye Jamal Khaashuqji ay tahay \u201cqarinti abid ugu xumeyd oo lagu qariyo fal dil oo dhacay.\u201d Wuxuuna intaa ku daray cid walba oo falkaasi foosha xun soo maleegtay kana dambeeysay \u201ccawaaqib xun la kulmi doonto\u201d Wasiirka arrimaha dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50732,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50731","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50731","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50731"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50731\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50734,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50731\/revisions\/50734"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50732"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50731"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50731"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50731"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}