{"id":50672,"date":"2018-10-22T00:48:01","date_gmt":"2018-10-21T21:48:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50672"},"modified":"2018-10-22T00:51:16","modified_gmt":"2018-10-21T21:51:16","slug":"feysal-cali-waraabe-gudoomiyaha-xisbiga-ucid-oo-dhaliilay-jaalkiisii-doorashada-muuse-biixi-cabdi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/feysal-cali-waraabe-gudoomiyaha-xisbiga-ucid-oo-dhaliilay-jaalkiisii-doorashada-muuse-biixi-cabdi\/","title":{"rendered":"Feysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo Dhaliilay Jaalkiisii Doorashada Muuse Biixi Cabdi."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/feysal-c-warabe.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50673\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/feysal-c-warabe.jpg\" alt=\"\" width=\"911\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/feysal-c-warabe.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/feysal-c-warabe-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 911px) 100vw, 911px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa madaxweyne Biixi ku eedeeyey in aanu dalka hogaamin Karin, isla markaana ku baaqay hadii uu xal ka gaadhi waayo khilaafka guddida doorashooyinka ay shir tallo qaran la iskugu iman doonno.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay arrimaha la isku hayo ay waajib ku tahay madaxweynuhu inuu xaliyo, isagoo ku dhaliilay in garnaqsi iyo yooyootan uu rabo balse aanu diyaar u ahayn inuu xaliyo muranadda jira.<\/p>\n<p>\u201cWaxay u eegtahay inaanu Muuse Biixi u diyaar ahayn inuu wax xaliyo ee uu ka jecel yahay in la garamo oo la yooyootamo oo ah dhaqan uu ku soo noolaa toddoba iyo labaatankii sanadood ee uu mucaarad ahaa, shalaytoole khudbadiisii waxay ahayd mid dadka sii kala fogaynaysey\u201dayuu yidhi Faysal Cali Waraabe oo naqdiyey khudbadii shalay ee madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in sharcinimadii ay ku ogolaadeen inuu madaxweyne yahay uu shaki galinayo madaxweynuhu, waxaanu yidhi \u201c Tii aanu ugu ogolayn inuu madaxweyne yahay ee noogu yeedhay ee nagu casuumay inuu maanta su\u2019aal galiyo oo uu yidhaahdo maxkamad ha la tago aad baan uga xumahay, ku eegi mayno inuu dalka burburiyo oo waxaanu marin sharciyadda xil ka xayuubin shir qarana waa la iskugu iman\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in wakhtigii uu Daahir Rayaale joogay oo ay ka dalbadeen in la kala diro komishanka doorashooyinka uu ogolaaday oo uu kala direy, waxaanu ku baaqay inuu nidaamkii hore raaco oo dhibaatooyinka jira uu xaliyo hadii kale laga tashan doonno hogaaminta madaxweyne Biixi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Muuse Biixi ayaa shalay sheegay in aanu awood u lahayn inuu kala diro Komishanka doorashooyinka, waana arrinta uu maanta Faysal ka jawaabayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xisbiga mucaaradka ah ee WADADNI ayaa isagu dalbaday in la kala diro guddida doorashooyinka, halka xisbiga UCID na soo jeediyey in laba xubnood oo dheeraad ah loogu daro guddida doorashooyinka, haseyeeshee labada soo jeedin ayaa keentay in la isku mari waayo madaxweynuhuna ka gaws qabsado labada soojeedimeed ee mucaaradku dalbaday.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50518\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50519\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50520\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50527\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa madaxweyne Biixi ku eedeeyey in aanu dalka hogaamin Karin, isla markaana ku baaqay hadii uu xal ka gaadhi waayo khilaafka guddida doorashooyinka ay shir tallo qaran la iskugu iman doonno. Sidoo kale, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay arrimaha la isku hayo ay waajib ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50673,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50672","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50672","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50672"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50672\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50675,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50672\/revisions\/50675"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50673"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50672"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50672"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50672"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}