{"id":5065,"date":"2012-01-04T12:09:06","date_gmt":"2012-01-04T12:09:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5065"},"modified":"2012-01-04T12:14:22","modified_gmt":"2012-01-04T12:14:22","slug":"qiimeynta-wariyayaasha-soomaaliyeed-ee-u-shaqeeya-warbaahinta-gudaha-ah-iyo-kuwa-caalamiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/01\/qiimeynta-wariyayaasha-soomaaliyeed-ee-u-shaqeeya-warbaahinta-gudaha-ah-iyo-kuwa-caalamiga-ah\/","title":{"rendered":"Qiimeynta Wariyayaasha Soomaaliyeed Ee U Shaqeeya Warbaahinta Gudaha  Ah Iyo Kuwa Caalamiga Ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Qiimeyntaan Ayaa waxaa soo bandhigayo Gudi Maamulka Wakaalada Wararka soomaaliyee ee warsom Oo u xilsaaray Qiimeynta wariyayaasha sanadka<\/p>\n<p>Qiimeyntaan ayaa waxa ay ku saabsantahay Waryayaasha gugu fiican\u00a0 xafa war aqrinta soo saarista barnaamijyada keenista wararka jeedinta wararka iyo warbaahinta ugu dhageysiga badan Muqdisho,Soo Saarista Macalimiinta Wax Barta Kuwa Doonaya In Ay soo fuulaan maslaxa saxaafada Website Yada Ugu Aqristayaasha badan Iyi Camiro Manada Ka Howlgala TV-yada Muqdisho<\/p>\n<p><strong>1)Warbaahinta Caalamiga ah Iyo Wariyayaasha Soomaaliyeed ee ka howlgala <\/strong><\/p>\n<p><strong>A) Jamaal Max\u2019ed Cusmaan<\/strong> Oo U Shaqeeya TV-ga Channal4 Wuxuuna Soo Bandhigaa Dhacdooyinka Dhabta Ah Ee KA Jira Soomaaiya Asagoona Barnaamijyadiisa Ku Soo Qaata Dhinacyada Isku Haya Dalka Soomaaliya Mana Jirto Meel Ka Xeran<\/p>\n<p><strong>B) Yuusuf Garaad Axmed<\/strong> Oo KA Mid Ah Howlawadeenada Laanta BBC-da ee\u00a0 Ku HAdasha Afka Soomaaliga Waa Wariyaha Ugu Wanaagsan Soo Jeedinta Barnaamijyada Dooda Ee Ku Baxa Afka Soomaaliga Waana Wariye Si Weyn Barnaamijyada Uu Wado Ey U Soo Jiitaan Dhageystayaal Badan Ee Ku Hadla Afka Soomaaliga\u00a0\u00a0<\/p>\n<p><strong>C) Haaruun Macruuf<\/strong> Waa Wariye Ka Howlgala Laanta VOA-da Qeybta LA Hadasha Soomaaliya Waana Wariye Ku Wanaagsan Soo Saarista Barnaamijyada Ku Saleesan Dhacdooyinkii Soo Maraya dalka Soomaaliya Sanadihii La Gudbay Waxa Uuna Leeyahay Taageerayaal Farabadan Ee Soomaali Ah<\/p>\n<p><strong>D) Axmed Cabdi Nuur<\/strong> Waa Wariye Ka Shaqeeya BBC-da Laanteeda LA HAdasha Soomaaliya Waana Wariyaha Ugu Aqriska Fiican Wararka Waana Wariye Si Weyn Ay Kuu Soo Jiidaneyso Aqrinta Warkisa<\/p>\n<p><strong>E) C\/raxmaan Yabarrow<\/strong> Waa Madaxa Laanta VOA-da Qeyteedii Soomaalia Waana Wariye Ku Wanaagsan Diyaarinta Warbixinada\u00a0<\/p>\n<p><strong>Xaga Haweenka Warbaahinta Caalamiga Ka Howlgala<\/strong><\/p>\n<p><strong>A) Aamina Muuse Wehliye<\/strong> Waa Gabar Soomaaliyeed Ee Ka Howlgaleysay Warbaahinta BBC-da Qeybteeda La Hadasha Soomaaliya Hase YEeshee Iminnka Ka Howlgasha TV-ga Universal Waana Saxafiyad Si Weyn Ugu Wanaagsan Soo Jeedinta Barnaamijyada Salaamaha Iyo Aqrinta Wararka<\/p>\n<p><strong>B) Caasho Cuud<\/strong> Waa Gabar Ka Howlgasha Idaacada VOA-da Laanteeda Ku HAdasha Afka Soomaaliga Waana Gabar Ku Wanaagsan Aqrinta Wararka<\/p>\n<p><strong>C) Falastiin Axmed Iimaan<\/strong> Waa Saxafiyad Si Weyn Ugu Wanaagsan Dhinacyo Badan Oo ka mid ah Gaarsiinta Bulshada Sida Wareesiyo La Qaado Iyo Waliba\u00a0 War Qarinta<\/p>\n<p><strong>2) Wariyayaasha Ka Howlgala Dalka Soomaaliya\u00a0\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>A) Max\u2019ed Ibraahim Macalimuu<\/strong> Waa Wariye Ka Mid ah Kuwa BBC-da Wararaka Ugu Dira Dalka Soomaaliya Uguna War Diyaarinta Fiican<\/p>\n<p><strong>B) Max\u2019ed Cabdi Ilik<\/strong> Waa Agaasimaha TV-ga Horn Caple Waana Wariye Ee Si Weyn Kuu Soo Jiidanaya Xilli Yada Uu Aqrinayo War Ama Barnaamij<\/p>\n<p><strong>C) C\/salaam Sh.Xasan Xiis<\/strong> Allaha U Naxariistee Wuxuu Ahaa Wariye Wararka Ugu Diri Jiray Magaalada Muqdisho TV-ga Horn Caple Wuxuuna Ka Mid Ahaa Wariyayaasha Sannadkaan Ugu Wanaagsanaa Baahinta Wararka Ka Dhaca Muqdisho Ka Dhaca<\/p>\n<p><strong>D) Black<\/strong> Waxa Uu Ka Mid Yahay Wariyayaasha Ka Howlgala TV-ga Somali Channal Qeybteedii Muqdisho Waana Wariye KU Wanaagsan Diyaarinta Diyaarinta Iyo Faah faahinta\u00a0 War Ama Warbixin<\/p>\n<p><strong>E) C\/qaadir Cumar C\/lle (Kuwaaral)<\/strong> Waa Wakiil Wareed Ka Mid Ah Kuwa TV-ga Universal U Joogo Muqdisho Waana Wariye Ee Aad U Wanaagsantahay Diristiisa Xagga Wararka<\/p>\n<p><strong>F) Sagal Mustafa Nuur<\/strong> Waa Gabar Saxafiyad Ah Oo Ugu Howlgasha TV-ga Universal Magaalada Hargaisa Waana Gabar Aad Ugu Wanaagsan Diyaarinta Wararkeeda Ay Dirto TV-ga<\/p>\n<p><strong>G) Nuux Muuse Birjeeb<\/strong> Waa Wariye Ka Howlgala Magaalada Garowe Una Shaqeeya Idaacada VOA-da Iyo TV-ga Universal Waana Wariye Aad U Fir Fircoon una Nugul Shaqadiisa<\/p>\n<p><strong>3) Wariyayaasha U Shaqeeya Warbaahinta Magaalada Muqdisho<\/strong><\/p>\n<p><strong>A) C\/fataax Max\u2019ed Qaasim (Filibiin) <\/strong>Waa Wariye Ka howlgala Idaacada Al-furqaan Waana Barnaamij Soo Saare Aad U Wanaagsan Iskuna Taxluujiya Sidii Uu Dhisi Lahaa Barnaamijka Uu Wado<\/p>\n<p><strong>B) C\/qaadir Max\u2019ed Faarax (Dulyar)<\/strong> Waa Agaasimaha TV-ga Royal Islamarkaana Ah Wariye Ka Howlgala Idaacada Kulmiye Waana Wariyaha Ugu Wanaagsan Diyaarinta Faalooyinka<\/p>\n<p><strong>C) Cabdi Max\u2019ed Ismaaciil (C\/Cuud)<\/strong> Waa Wariye Ka Howlgala Idaacada Shabelle Kuna Wanaagsan Qaadista Wareesiyada<\/p>\n<p><strong>D) C\/Casiis Duceysane<\/strong> Waa Tifaftiraha Idaacada Codka Nabada Waana Wariye Ku wanaagsan\u00a0 Soo Saarista Barnaamijyada Iyo Duubista Iidhehyada<\/p>\n<p><strong>E) Cumar Sh.Axmed (Shaam)<\/strong> Waa Wariye Ka Howlgala Idaacada Kulmiye Waana Wariye Ku Wanaagsan Diyaarinta Sheekooyinka iyo Baahinteeda<\/p>\n<p><strong>F) Max\u2019ed Daahir Calasow<\/strong> Waa Barnaamij Soo Saare Ka Howlgala Idaacada Al-furqaan Waxa Uuna Ka Mid Yahay Wariyayaasha ugu Wanaagsan Soo Saarista Barnaamijyada<\/p>\n<p><strong>G) Max\u2019ed Bashiir Xaashi <\/strong>Waa Wariye Ka Howlgala Idaacada Shabelle Waxa Uuna Ku Wanaagsanyahay Faah faahinta\u00a0 War ama Warbixin<\/p>\n<p><strong>H) Yuusuf Axmed Abuukar (Keynaan)<\/strong> Waa Tafaftitaha Idaacada Kulmiye Waana Barnaamij Soo Saare Aad Ugu Wanaagsan Barnaamijka Uu Soo Saarayo<\/p>\n<p><strong>I) C\/llaahi Soomaali<\/strong> Waa Wariye Ka Howlgala Idaacada Al-furqaan Kuna Wanaagsan Erey bixinta Xilliga Uu Aqrinayo War Ama Barnaamij<\/p>\n<p><strong>J) C\/dalla muumin<\/strong> Waa Wariye Ka Howlgala Idaacada Risaala Waana Wariye Ku Wanaagsan Diyaarinta Warbixinada Uu Ka Galayo Idaacada Iyo Waliba Faalooyinka<\/p>\n<p><strong>K) Rasmi Max\u2019ed Max\u2019uud Xeebow<\/strong> Waa Gabar Saxafiyad Ah Oo Ka Howlgasha Magaalada Muqdiso Kuna Wanaagsan War Aqrinta Iyo Barnaamij Soo Saarista<\/p>\n<p><strong>L) Max\u2019ed Ibraahim Axmed (Dalnuurshe)<\/strong> Waa Wariye Ka Howlgala Idaacada VOD-Radio Xamar Waana Wariyaha ugu Xog Helista Badan Magaalada muqdisho<\/p>\n<p><strong>M) Maamo Biibto<\/strong> Waa Madaxa Wargeyska Muqdisho Times Waana Halyey Saxaafadeed<\/p>\n<p><strong>N) Fartuun Cali Guutaale<\/strong> Waa Wariye Ka Howlgasho Idaacada Danan Waana Wariye Aad Ugu Fir Fircoon Shaqadeeda<\/p>\n<p><strong>O) Goobe<\/strong> Waa Madaxa Maarkeetinka Idaacada Simba Waana Shaqsi Ku Wanaagsan Helista Xayeesiimaha<\/p>\n<p><strong>4) Xaga Websire-yada Iyo Camiro Man-da Ugu Wanaagsan Magaalada Muqdisho<\/strong><\/p>\n<p><strong>A) Nasrudiin Ceydiid Salaad <\/strong>Waa Wariye Ka Tirsan Website-ka Dayniile.com Waana Wariye Ku wanaagsan Qorista Wararka Iyo Warbixinada<\/p>\n<p><strong>B) Jabriil Max\u2019uud<\/strong> Waa\u00a0 Wariye Wax Ku Qora Website-ka Soomaalidamaanta.com waana Qoraa Ay Diyaarintiisu Wanaagsan<\/p>\n<p><strong>C) Max\u2019ed <\/strong><strong>CAli<\/strong><strong> Max\u2019ed( Madka)<\/strong> Waa Wariye Wax Ku Qora Website-yo Ku Hadla Afka Soomaaliga Diyaarintiisuna Ay Aad U Wanaagsantahay<\/p>\n<p><strong>D) Max\u2019uud Xuurshe<\/strong> Waa Wariye Ka Howlgala Website-ka Soomaaliweyn.com Waana Wariye Diyaarintiisu Ay Heersareeso<\/p>\n<p><strong>E) C\/raxmaan Saciid Axmed (Diida)<\/strong> Waa Wariye Ka Howlgala Wakaalada Warsom Waana Wariye Ku Fiican Diyaarinta Warbixinada\u00a0<\/p>\n<p>F) Waxaa Xusid Mudan Wariyayaasha Qora Website-ka <strong>Somalimemo.net<\/strong> In Ay Ku Dadaalaan Baahinta Wararka Deg Dega Ah\u00a0<\/p>\n<p><strong>G) Faarax Cali Wehliye<\/strong> Waa Camiro Man Ka Shaqeeya TV-ga Universal Waana Camiro Man Ku Wanaagsan Duubista Barnaamijyada<\/p>\n<p><strong>H) Sakariye<\/strong> Waa Madaxa Shaqaalaha TV-ga Horn Caple Waana Camiro Man Si Weyn Ugu Dheereeya Duubista Iyo Jar Jarista Wararka Iyo Barnaamijyada<\/p>\n<p><strong>I) Govinda<\/strong> Waa Camiro Man KA Howlgala TV-ga Somaliset Waana Camiro Man Rug Cadaa ah<\/p>\n<p><strong>J) Buuwe<\/strong> Waa Agaasimaha TV-ga S 24 Waana Rug Cadaa Ku Wanaagsan Edinting-ka<\/p>\n<p><strong>5) Wariyayaasha Ugu Wanaagsan Warbaahinta Loolanka Uu Ka Dhaxeeyo<\/strong><\/p>\n<p><strong>A) C\/casiis Max\u2019uud Guuled (<\/strong><strong>Africa<\/strong><strong>) <\/strong>Waa Wariye Ka Shaqeeya Radio Muqdisho Waana Wariye Soo Jiidanaya Xilligaasi Dadka Dhageesanaya<\/p>\n<p><strong>B) Jabriil Nuur Yuusu <\/strong>Waa Wariye Ka Tirsan Idaacada Andulus Waana Wariye Ku Wanaagsan Soo Jeedinta Barnaamijyo Soo Jiidanaya Xilligaasi Qofka Dhageysanyo iyo Diyaarinta Warbixinada<\/p>\n<p><strong>C) C\/raxmaan Muudey Al-cadaala<\/strong> Waa Wariye KA Shaqeeya TV-ga Qaranka Waana Wariye Ku Wanaagsan Dirista Wararaka Ama Warbixinada\u00a0<\/p>\n<p><strong>D) Max\u2019ed Al-Faatix<\/strong> Waa Wariye KA Shaqeeya Andulus Waana Wariye Ku Wnaagsan Diyaarinta Warbixinada<\/p>\n<p><strong>6) Wariyayaasha Ugu Aqlaaqda Wanaagsan Magaalada Muqdisho<\/strong><\/p>\n<p><strong>A) =C\/qaadir Cumar Cilmi (Akiila)<\/strong><\/p>\n<p><strong>B) =Ibraahim Yare<\/strong><\/p>\n<p><strong>C) =C\/raxiin C\/llaahi Nuur Daacad<\/strong><\/p>\n<p><strong>7) Macalimiinta Ugu Wanaagsan Ee U Istaagtay Soo Saarida Ardayda Dooneysa Wariyanimada <\/strong><\/p>\n<p><strong>1)= Macalin Shariif Waa Macalin Bixiya Tababarada La Siinayo Wariyayaasha Ka Howlgasha Warbaahinta <\/strong><\/p>\n<p><strong>2) = Max\u2019ed Cusmaan <\/strong><strong>New york<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p><strong>3) = Max\u2019ed Saciid Saxaaf<\/strong><\/p>\n<p><strong>8) Wariyaha Ugu Dul Qaadka Badan Muqdisho Lana Dhihi Karo Waxa Uu Ku Shaqeeyaa Xaalad <\/strong><strong>Qatar<\/strong><strong> Ah<\/strong><\/p>\n<p><strong>A) C\/fataax Xasan Kalgacal <\/strong>Oo Ka Howl Gala Idaacada Banaadir Waana Wariye Indhaha La\u2019 Kuna Shaqeeya Qatarta Muqdisho Maalin Walbo<\/p>\n<p><strong>9) Fanaaniinta\u00a0 Qurba Joogta Sanadkaan Ugu Wanaagsan <\/strong><\/p>\n<p><strong>A) Max\u2019ed Axmed Qoomaal<\/strong><\/p>\n<p><strong>B) Farxiyo Fisk<\/strong><\/p>\n<p><strong>C) Ikraan Caraale<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Fanaaniinta Muqdiso<\/strong><\/p>\n<p><strong>A)\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong><strong>Surqa C\/llaahi Barrow <\/strong><\/p>\n<p><strong>B)\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong><strong>Saciid Da\u2019uud <\/strong><strong>Cali<\/strong><strong> Masxaf<\/strong><\/p>\n<p><strong>10) Agaasimaha Ugu Wanaagsan Islamarkaana ay Is Fahansanyihiin Shaqaalihiisa <\/strong><\/p>\n<p><strong>A) C\/raxmaan Yaasiin <\/strong>Oo Ah Agaasimaha Radio Xamar<\/p>\n<p><strong>C\/salaam Sh.Xasan Xiis <\/strong>Allaha U Naxariistee Waxa Uu Ahaa Halyey Saxaafadeed Waxa Uuna Sidoo Kale Ahaa Wariye Si Weyn Ugu Doodi Jiray Dadka Liita Iyo In Meel Looga Dhaco Xuquuqda Saxaafada<\/p>\n<p><strong>Email: <a href=\"mailto:Mcaraab@hotmail.com\/Tell:0615514953\/\">Mcaraab@hotmail.com \/Tell:0615514953 \/<\/a> 0699890149 \/ 062283231<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Qiimeyntaan Ayaa waxaa soo bandhigayo Gudi Maamulka Wakaalada Wararka soomaaliyee ee warsom Oo u xilsaaray Qiimeynta wariyayaasha sanadka Qiimeyntaan ayaa waxa ay ku saabsantahay Waryayaasha gugu fiican\u00a0 xafa war aqrinta soo saarista barnaamijyada keenista wararka jeedinta wararka iyo warbaahinta ugu dhageysiga badan Muqdisho,Soo Saarista Macalimiinta Wax Barta Kuwa Doonaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5065","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5065","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5065"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5068,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5065\/revisions\/5068"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}