{"id":50591,"date":"2018-10-19T14:33:50","date_gmt":"2018-10-19T11:33:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50591"},"modified":"2018-10-19T15:01:50","modified_gmt":"2018-10-19T12:01:50","slug":"indha-qarshe-iyo-saraakiil-ciidan-uu-hoggaaminayay-oo-maanta-gaaray-magaalada-kismaayo-dawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/indha-qarshe-iyo-saraakiil-ciidan-uu-hoggaaminayay-oo-maanta-gaaray-magaalada-kismaayo-dawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Indha-Qarshe:-Iyo Saraakiil Ciidan Uu Hoggaaminayay Oo Maanta Gaaray Magaalada Kismaayo.(Dawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header td-pb-padding-side\">\n<header>\n<h1 class=\"entry-title\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xoga-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50601\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xoga-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xoga-1.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xoga-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xoga-1-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) iyo saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayay ayaa maanta waxa ay gaareen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.<\/h1>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content td-pb-padding-side\">\n<p>Garoonka diyaaradaha waxaa ku soo dhaweeyay wafdigan saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee Kismaayo ku sugan, masuuliyiin ka tirsan Jubbaland iyo xubno kale.<\/p>\n<p>Taliye Indha Qarshe iyo xubnihii la socday ayaa soo dhaweyn kadib waxa ay aqalka madaxtooyada Jubbaland kula kulmeen madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo kuxigeenkiisa, waxayna ka wada hadleen arrimo la xiriira ciidamada.<\/p>\n<p>Taliyaha xoogga dalka iyo madaxda Jubbaland ayaa waxa ay si gaar ah uga wada hadleen sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka ka dhanka ah Ururka Al Shabaab iyo in la xal laga gaaro mad madowga dhanka ciidamada ka dhexjira.<\/p>\n<p>Ujeedka uu taliyaha ciidanka xoogga dalka u gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay sidii loo xalin lahaan mad madow yar oo ka dhex taagan saraakiisha ciidanka xoogga dalka iyo saraakiisha Jubbaland iyo inuu booqdo xeryaha ciidamada ay ku leeyihiin degaanada Jubbaland.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ayaa maalmahan kordhiyay culeysaadka Millatari ee ay saarayaan Ururka Al Shabaab, wuxuuna qorshaha uu yahay sidii Shabaab looga saari lahaa guud ahaan Jubbaland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/1q-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-94801 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/1q-3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/1q-3.jpg 960w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/1q-3-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/1q-3-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/1q-3-560x420.jpg 560w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/1q-3-80x60.jpg 80w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/1q-3-100x75.jpg 100w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/1q-3-180x135.jpg 180w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/1q-3-238x178.jpg 238w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/1q-3-640x480.jpg 640w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/1q-3-681x511.jpg 681w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/2q-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-94802 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/2q-3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/2q-3.jpg 960w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/2q-3-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/2q-3-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/2q-3-560x420.jpg 560w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/2q-3-80x60.jpg 80w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/2q-3-100x75.jpg 100w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/2q-3-180x135.jpg 180w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/2q-3-238x178.jpg 238w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/2q-3-640x480.jpg 640w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/2q-3-681x511.jpg 681w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/3q-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-94803 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/3q-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/3q-2.jpg 960w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/3q-2-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/3q-2-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/3q-2-560x420.jpg 560w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/3q-2-80x60.jpg 80w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/3q-2-100x75.jpg 100w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/3q-2-180x135.jpg 180w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/3q-2-238x178.jpg 238w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/3q-2-640x480.jpg 640w, http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/3q-2-681x511.jpg 681w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) iyo saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayay ayaa maanta waxa ay gaareen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Garoonka diyaaradaha waxaa ku soo dhaweeyay wafdigan saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee Kismaayo ku sugan, masuuliyiin ka tirsan Jubbaland iyo xubno kale. Taliye Indha Qarshe iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50592,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50591","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50591","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50591"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50602,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50591\/revisions\/50602"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}