{"id":50587,"date":"2018-10-19T14:26:52","date_gmt":"2018-10-19T11:26:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50587"},"modified":"2018-10-19T14:51:52","modified_gmt":"2018-10-19T11:51:52","slug":"ex-madaxweyne-xasan-sheekh-ka-hadlay-khilaafka-u-dhaxeeya-dowladda-federaalka-iyo-maamul-goboleedyada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/ex-madaxweyne-xasan-sheekh-ka-hadlay-khilaafka-u-dhaxeeya-dowladda-federaalka-iyo-maamul-goboleedyada-dalka\/","title":{"rendered":"Ex-Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Khilaafka U Dhaxeeya Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Dalka."},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header td-pb-padding-side\"><\/div>\n<div class=\"td-post-content td-pb-padding-side\">\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xasan-Qabyo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50598\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xasan-Qabyo.jpg\" alt=\"\" width=\"875\" height=\"583\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xasan-Qabyo.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xasan-Qabyo-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 875px) 100vw, 875px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xilligan uu marayo dalka.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa soo hadal qaaday khilaafka xoogan ee xilligan u dhaxeeya dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka ka jira, kaasi oo labadii bilood ee la soo dhaafay ka taagnaa dalka.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in khilaafka uu sabab u yahay culeys badan oo la saaray maamul goboleedyada, maadaama dowladda ay faraha kula jirto hawlaha gaarka ah ee maamul goboleedyada ay qabsanayaan.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay hadii la doonayo in arrintan xiisadeeda la dejiyo inay muhiim tahay in maamul goboleedyada loo madax banaaneeyo shaqooyinkooda, islamarkaana la siiyo fursad.<\/p>\n<p>\u201cQofka xarunta jooga hadii uu rabo inuu wax walba Kontoroolo uma suuragaleyso, waa inaan aqbalnaa ilaa xad inay mas\u2019uul yihiin, laakiin hadii aan dhahno dalka uma naxayaan ma shaqeyneyso, waxaan qabaa nimankaas in furad la siiyo, mudadii aan joogay dal dibadiisa uma dacwoon, waan wada shaqeynay\u201d. ayuu yiri Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka Somaliya ayaa wajaheysa marxalado siyaasadeed oo aad u xoogan oo kala dhaxeeya maamulada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed, keliya dowladdu waxay heshiis la tahay Hirshabeelle.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xilligan uu marayo dalka. Xasan Sheekh ayaa soo hadal qaaday khilaafka xoogan ee xilligan u dhaxeeya dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50598,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50587","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50587","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50587"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50599,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50587\/revisions\/50599"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50598"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}