{"id":50561,"date":"2018-10-17T20:59:19","date_gmt":"2018-10-17T17:59:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50561"},"modified":"2018-10-17T20:59:57","modified_gmt":"2018-10-17T17:59:57","slug":"taliska-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-oo-sheegay-in-ay-burburiyeen-doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/taliska-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-oo-sheegay-in-ay-burburiyeen-doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Sheegay In ay Burburiyeen Doomo ay Lahaayeen Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/indho-qarsho.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50562\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/indho-qarsho.jpg\" alt=\"\" width=\"901\" height=\"601\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/indho-qarsho.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/indho-qarsho-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 901px) 100vw, 901px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliska millitariga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ay ciidamada ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ku bur buriyeen Dooman ay leeyihiin Al-shabaab.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidamada xoogga dalka General Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe \u00a0oo arintan ka hadlayay ayaa yiri\u201cDoonyo waxay sameysteen oo yar yar, oo biyaha ay uga kala gudbaan, doonyihii qaar waan gubnay qaarna gacanta ayaan ku dhignay, waxaa ay mar walba dhibaateeyaan shacabka beeraleyda ah, balse annaga kama yeeli doono arrintaasi, hawlgalada waxay ka socdaan qeybo badan oo ka mid ah gobolada dalka, waxaan dhawaan isku furnay wadooyin badan oo horey Shabaab ay go\u2019doomiyeen\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in howlgaladan socda yihiin kuwo sida uu hadaalka u dhigay taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ciribtirayo deegaannada ay ka maamulaan gobolllada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waad ogtihiin hadda gobolka Hiiraan jidad ayaa la furay, kuma ekaan doonno Hirshabeelle ee sidoo kale howlgalkan waxaa uu ka bilaaban doonaan Kismaayo, waxaa uu ka bilaaban doonaan Baay, iyo guud ahaanba deegaannada ay ku sugan yihiin Al-shabaab ayuu yiri taliyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada xoogga dalka ayaa laba jibaaray hawlgalada ka dhanka ah Ururka Al Shabaab, waxayna dhawaan ku guuleysteen inay isku furaan wadooyin ay go\u2019doomiyeen Shabaab, islamarkaana la wareegaan deegaano muhiim ah.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50518\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50519\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50520\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50527\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska millitariga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ay ciidamada ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ku bur buriyeen Dooman ay leeyihiin Al-shabaab. Taliyaha ciidamada xoogga dalka General Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe \u00a0oo arintan ka hadlayay ayaa yiri\u201cDoonyo waxay sameysteen oo yar yar, oo biyaha ay uga kala gudbaan, doonyihii qaar waan gubnay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50562,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50561","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50561","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50561"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50564,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50561\/revisions\/50564"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50562"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}