{"id":5052,"date":"2012-01-01T14:51:59","date_gmt":"2012-01-01T14:51:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5052"},"modified":"2012-01-01T14:51:59","modified_gmt":"2012-01-01T14:51:59","slug":"bayaan-kasoo-baxay-maktabka-qadaha-ee-xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/01\/bayaan-kasoo-baxay-maktabka-qadaha-ee-xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Bayaan kasoo baxay Maktabka Qadaha ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p>wararka somliya warsom.com<\/p>\n<h2 dir=\"rtl\"><strong>\u00a0<\/strong><\/h2>\n<h2 dir=\"rtl\"><strong>\u0627\u0644\u062d\u0645\u062f \u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0642\u0627\u0626\u0644 \u0641\u064a \u0643\u062a\u0627\u0628\u0647 \u0627\u0644\u0639\u0632\u064a\u0632: \ufd3f\u0625\u0650\u0646\u064e\u0651 \u0627\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u064e \u064a\u064e\u0623\u0652\u0645\u064f\u0631\u064f\u0643\u064f\u0645\u0652 \u0623\u064e\u0646\u0652 \u062a\u064f\u0624\u064e\u062f\u064f\u0651\u0648\u0627 \u0627\u0644\u0652\u0623\u064e\u0645\u064e\u0627\u0646\u064e\u0627\u062a\u0650 \u0625\u0650\u0644\u064e\u0649 \u0623\u064e\u0647\u0652\u0644\u0650\u0647\u064e\u0627 \u0648\u064e\u0625\u0650\u0630\u064e\u0627 \u062d\u064e\u0643\u064e\u0645\u0652\u062a\u064f\u0645\u0652 \u0628\u064e\u064a\u0652\u0646\u064e \u0627\u0644\u0646\u064e\u0651\u0627\u0633\u0650 \u0623\u064e\u0646\u0652 \u062a\u064e\u062d\u0652\u0643\u064f\u0645\u064f\u0648\u0627 \u0628\u0650\u0627\u0644\u0652\u0639\u064e\u062f\u0652\u0644\u0650<\/strong><\/h2>\n<h2 dir=\"rtl\"><strong>\u00a0\u0625\u0650\u0646\u064e\u0651 \u0627\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u064e \u0646\u0650\u0639\u0650\u0645\u064e\u0651\u0627 \u064a\u064e\u0639\u0650\u0638\u064f\u0643\u064f\u0645\u0652 \u0628\u0650\u0647\u0650 \u0625\u0650\u0646\u064e\u0651 \u0627\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u064e \u0643\u064e\u0627\u0646\u064e \u0633\u064e\u0645\u0650\u064a\u0639\u064b\u0627 \u0628\u064e\u0635\u0650\u064a\u0631\u064b\u0627\ufd3e\u060c \u0648\u0635\u0644\u0649 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0644\u0649 \u0646\u0628\u064a\u0647 \u0627\u0644\u0643\u0631\u064a\u0645 \u0627\u0644\u0642\u0627\u0626\u0644: \u00ab\u0643\u0644\u0643\u0645 \u0644\u0622\u062f\u0645 \u0648\u0622\u062f\u0645 \u0645\u0646 \u062a\u0631\u0627\u0628\u060c \u0648\u0644\u0627 \u0641\u0636\u0644 \u0644\u0639\u0631\u0628\u064a \u0639\u0644\u0649 \u0623\u0639\u062c\u0645\u064a\u060c \u0648\u0644\u0627 \u0623\u0628\u064a\u0636 \u0639\u0644\u0649 \u0623\u0633\u0648\u062f\u060c \u0648\u0644\u0627 \u0623\u0633\u0648\u062f \u0639\u0644\u0649 \u0623\u062d\u0645\u0631\u060c \u0625\u0644\u0627 \u0628\u0627\u0644\u062a\u0642\u0648\u0649\u00bb\u060c \u0648\u0639\u0644\u0649 \u0622\u0644\u0647 \u0648\u0635\u062d\u0628\u0647 \u0648\u0645\u0646 \u062a\u0628\u0639\u0647\u0645 \u0628\u0625\u062d\u0633\u0627\u0646 \u0625\u0644\u0649 \u064a\u0648\u0645 \u0627\u0644\u062f\u064a\u0646 \u0623\u0645\u0627 \u0628\u0639\u062f:<\/strong><\/h2>\n<p>Islaamku wuxuu leeyahay ujeedooyin waawayn oo rasmi ah waxaa ka mid ah in diintu qofka Muslimka ah dhan kasta ka xifdido si uu ugu noolaado \u00a0nolol nabadgelyo ah oo aanu arkayn wax dulmi iyo gardaro ah.<\/p>\n<p>Diinteena ayaa ku salaysan caddaalad iyo eex la\u2019aan, qof kastaana xaqiisa iyo waajibaadkiisa ayuu helayaa,\u00a0 taariikhda Banii Aadamka masoo marin caddaalad la mid ah midda ay ka heleen diinta Islaamka, caddaaladdaasi oo\u00a0 aan\u00a0 la helayn ilaa la raaco Shareecada Allaha Raxmaanka ah, lana fuliyo xuduudda Allaah ku faral yeelay adoomihiisa, waxayna caddaaladaasi gaaraysa dhammaan dadka oo dhan.<\/p>\n<h2 dir=\"rtl\"><strong>\u0642\u0627\u0644 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u062a\u0639\u0627\u0644\u0649: \ufd3f\u064a\u064e\u0627 \u0623\u064e\u064a\u064f\u0651\u0647\u064e\u0627 \u0627\u0644\u064e\u0651\u0630\u0650\u064a\u0646\u064e \u0622\u064e\u0645\u064e\u0646\u064f\u0648\u0627 \u0643\u064f\u0648\u0646\u064f\u0648\u0627 \u0642\u064e\u0648\u064e\u0651\u0627\u0645\u0650\u064a\u0646\u064e \u0644\u0650\u0644\u064e\u0651\u0647\u0650 \u0634\u064f\u0647\u064e\u062f\u064e\u0627\u0621\u064e \u0628\u0650\u0627\u0644\u0652\u0642\u0650\u0633\u0652\u0637\u0650 \u0648\u064e\u0644\u064e\u0627 \u064a\u064e\u062c\u0652\u0631\u0650\u0645\u064e\u0646\u064e\u0651\u0643\u064f\u0645\u0652 \u0634\u064e\u0646\u064e\u0622\u064e\u0646\u064f \u0642\u064e\u0648\u0652\u0645\u064d \u0639\u064e\u0644\u064e\u0649 \u0623\u064e\u0644\u064e\u0651\u0627 \u062a\u064e\u0639\u0652\u062f\u0650\u0644\u064f\u0648\u0627 \u0627\u0639\u0652\u062f\u0650\u0644\u064f\u0648\u0627 \u0647\u064f\u0648\u064e \u0623\u064e\u0642\u0652\u0631\u064e\u0628\u064f \u0644\u0650\u0644\u062a\u064e\u0651\u0642\u0652\u0648\u064e\u0649 \u0648\u064e\u0627\u062a\u064e\u0651\u0642\u064f\u0648\u0627 \u0627\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u064e \u0625\u0650\u0646\u064e\u0651 \u0627\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u064e \u062e\u064e\u0628\u0650\u064a\u0631\u064c \u0628\u0650\u0645\u064e\u0627 \u062a\u064e\u0639\u0652\u0645\u064e\u0644\u064f\u0648\u0646\u064e\ufd3e (\u0627\u0644\u0645\u0627\u0626\u062f\u0629\u060c 8). \u0648\u0642\u0627\u0644 \u062a\u0639\u0627\u0644\u0649: \ufd3f\u0625\u0650\u0646\u064e\u0651 \u0627\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u064e \u064a\u064e\u0623\u0652\u0645\u064f\u0631\u064f \u0628\u0650\u0627\u0644\u0652\u0639\u064e\u062f\u0652\u0644\u0650 \u0648\u064e\u0627\u0644\u0652\u0625\u0650\u062d\u0652\u0633\u064e\u0627\u0646\u0650 \u0648\u064e\u0625\u0650\u064a\u062a\u064e\u0627\u0621\u0650 \u0630\u0650\u064a \u0627\u0644\u0652\u0642\u064f\u0631\u0652\u0628\u064e\u0649 \u0648\u064e\u064a\u064e\u0646\u0652\u0647\u064e\u0649 \u0639\u064e\u0646\u0650 \u0627\u0644\u0652\u0641\u064e\u062d\u0652\u0634\u064e\u0627\u0621\u0650 \u0648\u064e\u0627\u0644\u0652\u0645\u064f\u0646\u0652\u0643\u064e\u0631\u0650 \u0648\u064e\u0627\u0644\u0652\u0628\u064e\u063a\u0652\u064a\u0650 \u064a\u064e\u0639\u0650\u0638\u064f\u0643\u064f\u0645\u0652 \u0644\u064e\u0639\u064e\u0644\u064e\u0651\u0643\u064f\u0645\u0652 \u062a\u064e\u0630\u064e\u0643\u064e\u0651\u0631\u064f\u0648\u0646\u064e\ufd3e (\u0627\u0644\u0646\u062d\u0644\u060c 90). \u0648\u0642\u0627\u0644 \u062a\u0639\u0627\u0644\u0649: \ufd3f\u0625\u0650\u0646\u064e\u0651 \u0627\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u064e \u064a\u064e\u0623\u0652\u0645\u064f\u0631\u064f\u0643\u064f\u0645\u0652 \u0623\u064e\u0646\u0652 \u062a\u064f\u0624\u064e\u062f\u064f\u0651\u0648\u0627 \u0627\u0644\u0652\u0623\u064e\u0645\u064e\u0627\u0646\u064e\u0627\u062a\u0650 \u0625\u0650\u0644\u064e\u0649 \u0623\u064e\u0647\u0652\u0644\u0650\u0647\u064e\u0627 \u0648\u064e\u0625\u0650\u0630\u064e\u0627 \u062d\u064e\u0643\u064e\u0645\u0652\u062a\u064f\u0645\u0652 \u0628\u064e\u064a\u0652\u0646\u064e \u0627\u0644\u0646\u064e\u0651\u0627\u0633\u0650 \u0623\u064e\u0646\u0652 \u062a\u064e\u062d\u0652\u0643\u064f\u0645\u064f\u0648\u0627 \u0628\u0650\u0627\u0644\u0652\u0639\u064e\u062f\u0652\u0644\u0650\ufd3e (\u0627\u0644\u0646\u0633\u0627\u0621\u060c 58).<\/strong><\/h2>\n<p>\u00a0<\/p>\n<p>Waxay taariikhdu baal dahab ah inoogu qortay oo siiradii Rasuulka \u0635\u0644\u0649 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0644\u064a\u0647 \u0648\u0633\u0644\u0645 \u00a0ku sugan dhacdooyin ku tusaya heerka caddaaladda Islaamka, dhacdoyinkaasi oo noqday tusaale ay ifsanayeen dhammaan banii aadamku wakhtiyo badan.<\/p>\n<p>Waxaa jira Xadiith Caa\u2019isha \u0631\u0636\u064a \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0646\u0647\u0627 laga wariyay oo Macnihiisu ahaa: \u201c Quraysh waxaa murug galiyay arrinka gabar reer Banii Makhzuum ah, gabadhaas oo wax xaday, waxay yiraahdeen \u201cyaa gabadhan rasuulka \u0635\u0644\u0649 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0644\u064a\u0647 \u0648\u0633\u0644\u0645 kala hadlaya\u201d [si xadka gacan goynta looga dhaafo] waxay yiraahdeen \u201c Usaama binu Zayd \u0631\u0636\u064a \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0646\u0647 cid aan ahayn oo arintaasi ku dhiiran kartaa ma jirto, waayo Usaama Rasuulka \u0635\u0644\u0649 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0644\u064a\u0647 \u0648\u0633\u0644\u0645 ayaa jecel \u201d Usaama ayaa rasuulkii kala hadlay arrinka gabadhii, Rasuulku \u0635\u0644\u0649 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0644\u064a\u0647 \u0648\u0633\u0644\u0645 waxa uu ku yiri Usama \u201c ma waxaad ka ergaynaysaa xad ka mid ah xuduudaha Allaah\u201d kadib ayuu Nabigu \u0635\u0644\u0649 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0644\u064a\u0647 \u0648\u0633\u0644\u0645 khudbad u kacay, wuxuuna yiri: \u201c Ummadihii idinka horreeyay waxaa halaagay in marka kooda sharafta leh uu wax xado ay iska dhaafaan, marka uu midka daciifka ahi wax xadana xadka ayay ku fulin jireen, \u00a0Allaah ayaan ku dhaartee haddii ay Faadumo bintu Muxamed wax xado gacanta ayaan goyn lahaa).<\/p>\n<p>Sidaasi ayay ahayd taariikhda iyo caddaaladda Islaamku oo qofna lagama habran jirin, Xadka ayaa laga oofiyaa qof kasta oo ku dhaca xad ka mid ah xuduudaha Allaah, amiirka ama khaliifka mu\u2019miniintaba ha ahaadee.<\/p>\n<p>Waxaa tusaale cad inoogu filan Cumar Binu khaddaab \u0636\u064a \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0646\u0647 oo ahaa Amiirkii Mu\u2019miniinta waxa u yimid nin kirishtaan ah oo Masar ka yimid kana soo dacwooday Camru Binu Caas \u0636\u064a \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0646\u0647 oo amiirka Masar ahaa. Kadib Cumar wuxuu faray ninkii soo dacwooday inuu ka qisaasto Camru binu Caas.<\/p>\n<p>Tusaale labaad waxaa inoo ah Cali Binu Abii Daalib \u0636\u064a \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0646\u0647 oo isaguna ahaa Khaliifkii Mu\u2019miniinta waxay is dacweeyeen nin Yahuudi ah oo ka qaatay diriciisii Dagaalka, waxay isula tageen qaadiga, waxaa diricii loo xukumay Yahuudigii.<\/p>\n<p>Tusaalayaashaa caddaaladda ee Saxaabadii iyo Salafkii ay dhigeen aadbay u badanyihiin qoraalna laguma soo koobi karo.<\/p>\n<p>Hadaba maktabka Qadaha Guud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab kadib markii uu arkay waxqabadka wayn ee ay xaqiijisay Maxkamadda Raddul Madaalim ee wilaayooyinka Shabeelaha hoose iyo Sh\/dhexe, waxay go\u2019aamiyeen in maxkamaddaasi la balaariyo oo la gaarsiiyo in ay xalliso dulmiyada ay gaystaan dadka awoodda maamul leh, sida dulmiga ka iman kara Wulaadda, Mas\u2019uuliyiinta iyo Ciidanka, si loogu kala xaq sooro kan la dulmiyay iyo kan wax dulmiyay.<\/p>\n<p>Howsha diiwaankan cusub waxay hadda ka bilaabaneysaa labada wilaayo ee kala ah \u00a0Sh\/Hoose iyo Sh\/Dhexe halka Wilaayooyinka kalena hawlgalkoodu bilaaban doono marka lasoo gabagabeeyo ta\u2019siiska \u00a0makaatibta oo hadda lagu guda jiro.<\/p>\n<p>Allaah waxaan ka baryaynaa in uu toosiyo ragga howshaas Maxkamadda dhabarka u ritay ee culayskaasi qaaday, isla markaana uu ku hanuuniyo Jidkiisa, Xikmadda iyo hadalka toosanna uu waafajiyo, si ay dadka ugu kala xukumaan Caddaalad isla markaana Muslimiinta ku nool wilaayaadka Islaamiga ahi ay ku noolaadaan iyadoo aysan jirin cid ay ka sheeganayaan ama dulmi ay ka baqayaan, harsanayana caddaaladda Islaamka ee Rabigood uu raali uga noqday.<\/p>\n<h2 dir=\"rtl\"><strong>\u0642\u0627\u0644 \u062a\u0639\u0627\u0644\u0649: \ufd3f\u0648\u064e\u062a\u064e\u0639\u064e\u0627\u0648\u064e\u0646\u064f\u0648\u0627\u0652 \u0639\u064e\u0644\u064e\u0649 \u0671\u0644\u0652\u0628\u0631\u0650\u0651 \u0648\u064e\u0671\u0644\u062a\u064e\u0651\u0642\u0652\u0648\u064e\u0649\u0670 \u0648\u064e\u0644\u0627\u064e \u062a\u064e\u0639\u064e\u0627\u0648\u064e\u0646\u064f\u0648\u0627\u0652 \u0639\u064e\u0644\u064e\u0649 \u0671\u0644\u0625\u0650\u062b\u0652\u0645\u0650 \u0648\u064e\u0671\u0644\u0652\u0639\u064f\u062f\u0652\u0648\u064e\u0627\u0646\u0650 \u0648\u064e\u0671\u062a\u064e\u0651\u0642\u064f\u0648\u0627\u0652 \u0671\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u064e \u0625\u0650\u0646\u064e\u0651 \u0671\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u064e \u0634\u064e\u062f\u0650\u064a\u062f\u064f \u0627\u0644\u0652\u0639\u0650\u0642\u064e\u0627\u0628\u0650\ufd3e(\u0627\u0644\u0645\u0627\u0626\u062f\u0629\u060c 2). <\/strong><\/h2>\n<h2 dir=\"rtl\"><strong>\u0648\u0635\u0644\u0649 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0644\u0649 \u0646\u0628\u064a\u0646\u0627 \u0645\u062d\u0645\u062f \u0648\u0639\u0644\u0649 \u0622\u0644\u0647 \u0648\u0635\u062d\u0628\u0647 \u0648\u0633\u0644\u0645.<\/strong><\/h2>\n<div>\n<h2 dir=\"rtl\"><strong>\u0625\u0635\u062f\u0627\u0631 \u0645\u0624\u0633\u0633\u0629 \u0627\u0644\u0643\u062a\u0627\u0626\u0628 \u0644\u0644\u0625\u0646\u062a\u0627\u062c \u0627\u0644\u0625\u0639\u0644\u0627\u0645\u064a<\/strong><\/h2>\n<p dir=\"rtl\">\u0645\u062d\u0631\u0645 1433 \u0647\u0640 \u0627\u0644\u0645\u0648\u0627\u0641\u0642 \u0644\u062f\u064a\u0633\u0645\u0628\u0631 2011 \u0645<\/p>\n<p dir=\"rtl\">\u0644\u0627 \u062a\u0646\u0633\u0648\u0627 \u0625\u062e\u0648\u0627\u0646\u0643\u0645 \u0627\u0644\u0645\u062c\u0627\u0647\u062f\u064a\u0646 \u0645\u0646 \u0627\u0644\u062f\u0639\u0627\u0621<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 wararka somliya warsom.com \u00a0 \u0627\u0644\u062d\u0645\u062f \u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0642\u0627\u0626\u0644 \u0641\u064a \u0643\u062a\u0627\u0628\u0647 \u0627\u0644\u0639\u0632\u064a\u0632: \ufd3f\u0625\u0650\u0646\u064e\u0651 \u0627\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u064e \u064a\u064e\u0623\u0652\u0645\u064f\u0631\u064f\u0643\u064f\u0645\u0652 \u0623\u064e\u0646\u0652 \u062a\u064f\u0624\u064e\u062f\u064f\u0651\u0648\u0627 \u0627\u0644\u0652\u0623\u064e\u0645\u064e\u0627\u0646\u064e\u0627\u062a\u0650 \u0625\u0650\u0644\u064e\u0649 \u0623\u064e\u0647\u0652\u0644\u0650\u0647\u064e\u0627 \u0648\u064e\u0625\u0650\u0630\u064e\u0627 \u062d\u064e\u0643\u064e\u0645\u0652\u062a\u064f\u0645\u0652 \u0628\u064e\u064a\u0652\u0646\u064e \u0627\u0644\u0646\u064e\u0651\u0627\u0633\u0650 \u0623\u064e\u0646\u0652 \u062a\u064e\u062d\u0652\u0643\u064f\u0645\u064f\u0648\u0627 \u0628\u0650\u0627\u0644\u0652\u0639\u064e\u062f\u0652\u0644\u0650 \u00a0\u0625\u0650\u0646\u064e\u0651 \u0627\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u064e \u0646\u0650\u0639\u0650\u0645\u064e\u0651\u0627 \u064a\u064e\u0639\u0650\u0638\u064f\u0643\u064f\u0645\u0652 \u0628\u0650\u0647\u0650 \u0625\u0650\u0646\u064e\u0651 \u0627\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u064e \u0643\u064e\u0627\u0646\u064e \u0633\u064e\u0645\u0650\u064a\u0639\u064b\u0627 \u0628\u064e\u0635\u0650\u064a\u0631\u064b\u0627\ufd3e\u060c \u0648\u0635\u0644\u0649 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0644\u0649 \u0646\u0628\u064a\u0647 \u0627\u0644\u0643\u0631\u064a\u0645 \u0627\u0644\u0642\u0627\u0626\u0644: \u00ab\u0643\u0644\u0643\u0645 \u0644\u0622\u062f\u0645 \u0648\u0622\u062f\u0645 \u0645\u0646 \u062a\u0631\u0627\u0628\u060c \u0648\u0644\u0627 \u0641\u0636\u0644 \u0644\u0639\u0631\u0628\u064a \u0639\u0644\u0649 \u0623\u0639\u062c\u0645\u064a\u060c \u0648\u0644\u0627 \u0623\u0628\u064a\u0636 \u0639\u0644\u0649 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5052","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5052","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5052"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5052\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5057,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5052\/revisions\/5057"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}