{"id":50517,"date":"2018-10-15T19:30:53","date_gmt":"2018-10-15T16:30:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50517"},"modified":"2018-10-15T19:35:01","modified_gmt":"2018-10-15T16:35:01","slug":"deegaanka-daynuunaay-oo-al-shabaab-weerar-culus-ku-qaadeen-iyo-xaaladda-sida-ay-tahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/deegaanka-daynuunaay-oo-al-shabaab-weerar-culus-ku-qaadeen-iyo-xaaladda-sida-ay-tahey\/","title":{"rendered":"Deegaanka Daynuunaay oo Al-shabaab Weerar Culus Ku Qaadeen iyo Xaaladda Sida ay Tahey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/alshabaab1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50523\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/alshabaab1.jpg\" alt=\"\" width=\"902\" height=\"600\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/alshabaab1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/alshabaab1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 902px) 100vw, 902px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaal culus oo leysku weydaarsaday hub kala duwan ayaa ku dhaxmaray aroornimadii hore ee saakay ciidamada dowladda iyo Al-shabaab deegaanka Deynuunaay 26-KM u jira magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Dagaaalamayaal ka tirsan xoogagga Al-shabaab ayaa subaxnimadii hore ee saakay weerar culus ku qaaday ciidamada dowladda ee fariisinka ku leh halkaa, waxaana bilaawday dagaal oo dhaxmaray labada dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka wali meelaha qaar la soo sheegayo in uu si goosgoos ah uga socdo lama oga ilaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay, hasse ahaatee marka la eego xadiga iyo culeyska dirirta labada garabka waxaa suurtagal ah in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo kala gaaray dhinacyada dagaallamaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al Shabaab ayaa dhawr mar weerar ku qaaday degaanka Deynuunay oo ay ku sugan yihiin ciidamada militariga dowladda Soomaaliya,waxayna arrintaasi dhibaato ku noqotay shacabka halkaasi degan, oo cabsi ka muujinaya weerarada Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagalkan ayaa imanaya xili maalin ka hor magaalada Baydhabo ka dhaceen Qaraxyo waaweyn oo galaaftay nolasha dad ka badan 20 ruux.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50518\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50519\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50520\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50521\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal culus oo leysku weydaarsaday hub kala duwan ayaa ku dhaxmaray aroornimadii hore ee saakay ciidamada dowladda iyo Al-shabaab deegaanka Deynuunaay 26-KM u jira magaalada Baydhabo. Dagaaalamayaal ka tirsan xoogagga Al-shabaab ayaa subaxnimadii hore ee saakay weerar culus ku qaaday ciidamada dowladda ee fariisinka ku leh halkaa, waxaana bilaawday dagaal oo dhaxmaray labada dhinac. Dagaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50523,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50517","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50517"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50525,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50517\/revisions\/50525"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50523"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}