{"id":50509,"date":"2018-10-14T23:13:07","date_gmt":"2018-10-14T20:13:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50509"},"modified":"2018-10-14T23:13:28","modified_gmt":"2018-10-14T20:13:28","slug":"wada-hadalada-xuquuqda-aadanaha-ee-midawga-yurub-iyo-africa-oo-soomaaliya-door-hugaamineed-ka-qaadaneyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/wada-hadalada-xuquuqda-aadanaha-ee-midawga-yurub-iyo-africa-oo-soomaaliya-door-hugaamineed-ka-qaadaneyso\/","title":{"rendered":"Wada Hadalada Xuquuqda Aadanaha ee Midawga Yurub iyo Africa oo Soomaaliya Door Hugaamineed Ka Qaadaneyso."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xuquuqul-insaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xuquuqul-insaan.jpg\" alt=\"\" width=\"1001\" height=\"667\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xuquuqul-insaan.jpg 1001w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xuquuqul-insaan-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xuquuqul-insaan-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1001px) 100vw, 1001px\" \/><\/a>Magaalada Brussels ee dalka Belgium waxaa lagu soo gabagabeeyay wadahadala xuquuqda aadanaha ee sanadlaha ah ee dhex mara Midowga Yurub iyo Midowga Africa si kor loogu qaado difaacitaanka xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankan oo dhacay 9ka ilaa 12ka October ayaa ahaa midkii 14aad ayaa ugu horeyn waxaa kulmay xubno 50 qofood kor u dhaafaya ee ka socda bulshada rayidka ee qaaradaha Afrika iyo Yurub si looga hadlo xaalada xuquuqul insaanka ee dalalka labada qaaradooda.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan ururada bulshada rayidka ee Soomaaliya ayaa si fir fircoon uga qeyb qaatay kulankan, waxaana kulanka wada guddoominaayay Cumar Faaruuq Cusmaan, Xoghayaha Guud ee Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ oo ka socday Afrika iyo Jean Marie oo u dhashay dalka Faransiiska kana socday hay\u2019ada caalamiga ee xuquuqda aadanaha ee FIDH.<\/p>\n<p align=\"justify\">Bulshada rayidka labada qaaradood ayaa waxaa ay si xoogan uga hadleen doorka iyo maqaamka bulshada rayidka ku leeyihiin hay\u2019adaha qaabilsan difaacitaanka ee xuquuqul insaanka ee midowga Yurub iyo Midowga Afrika, weerarka lagu hayo difaacayaasha xuquuqul insaanka, caburinta suxufiyiinta iyo hor istaaga lagu sameeyo xaqa ay dhalinyarada u leeyihiin in ay doorkooda hogaamineed ka ciyaaraan bulshada dhexdeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaa weerar lagu yahay shaqada bulshada rayidka ee sida dhabka ah u difaaca xuquuqda aadanaha, iyaga oo lagu sameynayo sumcad dil, shuruuc lagu caburinayo lasoo saarayo, isla markaana laga dhigaayo kuwa aan sharci ku fadhinin oo kasoo horjeeda dowladaha\u201d ayuu Cumar Faaruuq ka dhahay kulanka laba geesoodka ee Afrika iyo Yurub ee xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaa looga baahan yahay Midowga Afrika iyo Midowga Yurub oo ay la socdaan dowladaha xubnaha ka ah in ay si dhaqso ah ugu istaagaan joojinta weerarkan aan loo meel dayin oo saameyntiisa noqon doonto mid aan la qiyaasi karin\u201d ayuu ku daray Cumar Faaruuq.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankan ayaa sidoo kale waxaa si qoto dheer looga hadlay xaqqa ay dhalinyada u leeyihiin in ay ka qeyb qaataan hogaaminta iyo siyaasada dalalkooda maadaama ay noqdeen inta ugu badan shucuubta dalalka Afrika iyo Yurub.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wadahadaladan ayaa sidoo kale looga dooday hor istaag lagu sameynaayo ururada bulshada rayidka marka ay doonayaan in ay ka hadlaan xaalada xuquuqda aadanaha marka la joogo fadhiyada midowga Afrika.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo ay soo badanayaan dhalinyarada xilal ka qabanaya xafiisyo sare hadana waxaa laga dhawaajiyay in dhalinyaro badan aan la siinin fursado ay ku tartamaan oo ay ku ciyaaraan door hogaamineed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Midowga Yurub iyo Midowga Africa ayaa isla gartay in ay si wada jir ah ugu hortagaan weerarka si kordhaya ee ka dhanka ah difaacayaasha xuquuqda aadanaha, la ilaaliyo madax-banaanida hay\u2019ada midowga afrika ee u qaabilsan difaacitaanka xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka 15aad ayaa lagu balamay in sanadka soo socdo uu ka dhaco qaarada Afrika si loosie ambaqaado wixii looga hadlay kulankan iyo xaaladaha soo cusboonaado eek u wajahan xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50119\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50063\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50015\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Brussels ee dalka Belgium waxaa lagu soo gabagabeeyay wadahadala xuquuqda aadanaha ee sanadlaha ah ee dhex mara Midowga Yurub iyo Midowga Africa si kor loogu qaado difaacitaanka xuquuqda aadanaha. Kulankan oo dhacay 9ka ilaa 12ka October ayaa ahaa midkii 14aad ayaa ugu horeyn waxaa kulmay xubno 50 qofood kor u dhaafaya ee ka socda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50511,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50509","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50509","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50509"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50512,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50509\/revisions\/50512"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50511"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}