{"id":5046,"date":"2012-01-01T14:36:38","date_gmt":"2012-01-01T14:36:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5046"},"modified":"2012-01-01T14:36:38","modified_gmt":"2012-01-01T14:36:38","slug":"qasaaraha-weeraar-xalay-ka-dhacay-gaarisa-oo-siigordhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/01\/qasaaraha-weeraar-xalay-ka-dhacay-gaarisa-oo-siigordhay\/","title":{"rendered":"Qasaaraha weeraar xalay ka dhacay gaarisa oo siigordhay"},"content":{"rendered":"<p><strong><em><span style=\"text-decoration: underline;\">Warka somaliya Warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p>Wararka naga<br \/>\nsoo gaaraya magaalada Garissa<br \/>\nee xarunta Gobolka Woqooyi bari ayaa waxa ay sheegayaan in xalay baar lagu<br \/>\nmagacaabo Luka oo ku yaala bartamaha magaalada Garissa<br \/>\nhalkaasi oo ay rasaas ku fureen Rag hubaysan.<\/p>\n<p>Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerar khasaare geystay oo habeenimadii xalay ka dhacay magaalada Gaarisa<\/p>\n<p>Iyadoo xalay magaalada Gaarisa ee dalka Kenya goob lagu caweeyo oo ku talla ay weerar ku qaadeen Kooxo hubeysan ayaa waxaa sii kordhaya qasaaraha ka dhashay weerarkaasi oo qasaaro uu kasoo gaaray dad u dabaal dagayay bilashada sanadka cusub ee 2012.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in weerarkaasi ay ku dhinteen ilaa 5 ruux\u00a0 halka 31 kalana ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo u badnaa dad Kenyaan ah hase ahaatee ay ku jiraan dad Soomaali ah oo dabaal dagayay sanadka cusub.<\/p>\n<p>Dhinaca kale howlgal ciidamada Kenya ay ka sameeyeen magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi barri ee dalkaasi ayaa waxaa la sheegay in ciidamada ay ku qabteen dad isugu jira Kenyaan iyo Soomaali kuwaasi oo tiradooda aan la sheecin.<strong><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warka somaliya Warsom.com Wararka naga soo gaaraya magaalada Garissa ee xarunta Gobolka Woqooyi bari ayaa waxa ay sheegayaan in xalay baar lagu magacaabo Luka oo ku yaala bartamaha magaalada Garissa halkaasi oo ay rasaas ku fureen Rag hubaysan. Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerar khasaare geystay oo habeenimadii xalay ka dhacay magaalada Gaarisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5046","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5046"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5051,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5046\/revisions\/5051"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}