{"id":50455,"date":"2018-10-13T16:29:00","date_gmt":"2018-10-13T13:29:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50455"},"modified":"2018-10-13T16:32:03","modified_gmt":"2018-10-13T13:32:03","slug":"golaha-qaramada-midoobey-oo-soomaaliya-ku-guuleysatey-in-ay-hesho-kurisiga-saxiixayaasha-xuquuqul-insaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/golaha-qaramada-midoobey-oo-soomaaliya-ku-guuleysatey-in-ay-hesho-kurisiga-saxiixayaasha-xuquuqul-insaanka\/","title":{"rendered":"Golaha Qaramada Midoobey oo Soomaaliya Ku Guuleysatey in ay Hesho Kurisiga Saxiixayaasha Xuquuqul Insaanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xuququl-insaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50457\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xuququl-insaan.jpg\" alt=\"\" width=\"954\" height=\"536\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xuququl-insaan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/xuququl-insaan-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 954px) 100vw, 954px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka mid noqtay Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey sida ay warbaahinta u faah faahisay safiirka Soomaaliya u joogta xarunta Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Aadanaha ee magaalada Geneva Faadumo Cabdullaahi Insaaniya.<\/p>\n<p align=\"justify\">18 waddan ayaa laga soo xushay qaaradda Afrika, Aasiya, Yurub, Latin America iyo galbeedka Yurub.<\/p>\n<p>Doorasho ka dhacday xarunta Qaramada Midoobey ee New York Soomaaliya waxaa heshay codad gaaraya 170 cod guud ahaan marka la eego marka la eego 193 codeeyayaal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjire Fadumo ayaa sharaxday muhiimada ay Soomaaliya u leedahay xubinnimada waxaana ay tiri\u2019\u2019 Marka ugu horeysa Soomaaliya waligeed kama aysan mid noqon Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Miidoobey taas waa inoo farxad in aan ku soo biirno, marka labaad madal aad qeyb ka tahay oo aad go\u2019aankii dhinacaaga ka gaareyso oo cod aad leedahay wey ka duwan tahay meel laguu fadhiyo oo go\u2019aankii lagu gaarayo\u2019\u2019 ayeey tiri tiri safiir Faadumo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Soomaaliya ayaa ka dhaxtartantay dalal kale oo Afrikaan ah si ay u hesho kursi, Burkina Faso, Cameroon, Eritrea iyo Togo, waxaana Soomaaliya lagu doortay cod aqlabiyad leh oo ah 170 cod oo ka qeyb ah 193 codeeyeyaal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Bahrain, Cameroon, Eritrea iyo Phillipines ayaa ka mid ah xubnaha uu ka dhashay muranka ugu badan ee la doortay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubinnimadan Soomaaliya ayaa timid dadaal muddo dheerba soo jiitamayay oo loo galay sidii ay Soomaaliya uga mid noqon laheyd Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey, iyadoo ugu danbeyntiina ku soo baxday cod aqlabiyad ah.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50119\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50063\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50015\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka mid noqtay Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey sida ay warbaahinta u faah faahisay safiirka Soomaaliya u joogta xarunta Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Aadanaha ee magaalada Geneva Faadumo Cabdullaahi Insaaniya. 18 waddan ayaa laga soo xushay qaaradda Afrika, Aasiya, Yurub, Latin America iyo galbeedka Yurub. Doorasho ka dhacday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50457,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50455","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50455"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50459,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50455\/revisions\/50459"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50457"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}