{"id":50417,"date":"2018-10-10T23:44:44","date_gmt":"2018-10-10T20:44:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50417"},"modified":"2018-10-11T00:10:28","modified_gmt":"2018-10-10T21:10:28","slug":"rag-la-sheegay-in-ay-al-shabaab-ka-tirsanyihiin-oo-maxkamada-ciidamada-qalabka-sida-xukun-ku-ridey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/rag-la-sheegay-in-ay-al-shabaab-ka-tirsanyihiin-oo-maxkamada-ciidamada-qalabka-sida-xukun-ku-ridey\/","title":{"rendered":"Rag La Sheegay In Ay AL-shabaab Ka Tirsanyihiin oo Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Xukun ku Ridey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/alshabaab-xukun.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50418\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/alshabaab-xukun.jpg\" alt=\"\" width=\"879\" height=\"586\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/alshabaab-xukun.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/alshabaab-xukun-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 879px) 100vw, 879px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukuntay labo nin oo lagu soo eedeeyay inay ka tirsanayeen Al-Shabaab, gaar ahaan qeybta loo yaqaano Amniyaadka ee fulisa dilalka qorsheysan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labada eedeysane ayaa lagu kala magacaabaa Maxamed Cabdisalaad Nuur iyo Gacal Maxamed Cali, waxaana Maxkamadda dhageysatay dacwada loo heystay.<\/p>\n<p>Labada nin ayaa laga kala qabtay degmooyinka C\/casiis iyo Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir, kaddib howlgal gaar ah oo ay fuliyeen ciidanka Amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida G\/Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa xukunka riday, waxaana uu sheegay in Maxamed Cabdisalaad Nuur lagu xukumay 8 sano, halka Gacal Maxamed Cali lagu xukumay 3 sano.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxamed Cabdisalaad ayaa la sheegay in Al-Shabaab uu ku biiray Sanadkii 2015, gaar ahaan deegaanka Gamboole ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaasoo uu ku qaatay tababar ciidan muddo saddex bilood, lana baray sida hubka fudud loo isticmaalo, iyo habka loo tuuro bam gacmeedka (F1), waxaana ku soo dhoweeyay magaalada Muqdisho eedeysanaha kale Gacal Maxamed Cali oo ay isla degenaayeen, waxaana la sheegay in Gacal uu isku qarin jiray Tima Jare oo u aheyd goob uu ka shaqeeyo, labada nin ayaa ka amar qaadan jiray Horjooge kale oo ku sugan deegaanka Sabiid ee gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50119\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50063\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50015\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukuntay labo nin oo lagu soo eedeeyay inay ka tirsanayeen Al-Shabaab, gaar ahaan qeybta loo yaqaano Amniyaadka ee fulisa dilalka qorsheysan. Labada eedeysane ayaa lagu kala magacaabaa Maxamed Cabdisalaad Nuur iyo Gacal Maxamed Cali, waxaana Maxkamadda dhageysatay dacwada loo heystay. Labada nin ayaa laga kala qabtay degmooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50418,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50417","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50417","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50417"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50420,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50417\/revisions\/50420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}