{"id":50413,"date":"2018-10-10T22:57:56","date_gmt":"2018-10-10T19:57:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50413"},"modified":"2018-10-10T22:59:16","modified_gmt":"2018-10-10T19:59:16","slug":"wasiiru-dawlaha-maaliyadda-maxamuud-xayir-oo-raaligelin-ka-bixiyey-hadal-uu-ku-yiri-xildhibaan-suaal-ku-weydiiyey-afka-maayga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/wasiiru-dawlaha-maaliyadda-maxamuud-xayir-oo-raaligelin-ka-bixiyey-hadal-uu-ku-yiri-xildhibaan-suaal-ku-weydiiyey-afka-maayga\/","title":{"rendered":"Wasiiru Dawlaha Maaliyadda Maxamuud Xayir oo Raaligelin Ka Bixiyey Hadal uu Ku Yiri Xildhibaan Su&#8217;aal ku Weydiiyey Afka Maayga."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/m-xayir-wasiiru-dawle.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50414\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/m-xayir-wasiiru-dawle.jpg\" alt=\"\" width=\"978\" height=\"652\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/m-xayir-wasiiru-dawle.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/m-xayir-wasiiru-dawle-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 978px) 100vw, 978px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Fadhiggii xildhibaannada Golaha Shacabka ay maanta ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa waxaa hadal ka hor jeediyay wasiiru-dowlaha wasaarradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim oo raaligalin siiyay dadka ku hadla afka Maay\u2019ga.<\/p>\n<p>Dhawaan ayeey aheyd markii uu wasiirku jawaab ay dhibsadeen bulshada ku hadasha Afka May&#8217;ga uu siiyay xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka oo su\u2019aal ku weydiiyay Af Maay&#8217;ga, hasse ahaate wasiiru ku jawaabay\u2019\u2019 Malaha xildhibaanku\u00a0 dad kale ayuu la hadlayaa, waayo waxaa ku anna waxaa ku hadlayaa Af &#8221; Maxaa tiri&#8221; isagan Af Maay ayuu ku hadalayaa&#8217; su\u2019aashii-na wuu iska khasaariyay\u2019\u2019 taasoo ka careysiiyay xildhibaankii su\u2019aasha weydiiyay iyo guud ahaanba bulshada ku hadaha afka Maay\u2019ga<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa wasiiru-dowlaha u sheegay in golaha hortiisa uu raali galinka bixiyo hadalkii uu dhax sheegay golaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa sheegay in hadalkiisa si kale loo qaatay, islamarkaana uu raalin\u00a0 buuxda uu siinaayo shacabka ku hadla Lahjadda Maay&#8217;ga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhawaan ayeey aheyd markii sidan oo kale bulshada ku dhaqan gobollada Bay iyo Bakool ay uga xumaadeen hadal uu jeediyay madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland, laakiin markii danbe maamulka Puntland ayaa raali galin ka bixiyay hadalkii madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50119\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50063\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50015\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fadhiggii xildhibaannada Golaha Shacabka ay maanta ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa waxaa hadal ka hor jeediyay wasiiru-dowlaha wasaarradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim oo raaligalin siiyay dadka ku hadla afka Maay\u2019ga. Dhawaan ayeey aheyd markii uu wasiirku jawaab ay dhibsadeen bulshada ku hadasha Afka May&#8217;ga uu siiyay xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50414,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50413","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50413","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50413"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50416,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50413\/revisions\/50416"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50414"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}