{"id":5036,"date":"2011-12-31T16:01:27","date_gmt":"2011-12-31T16:01:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5036"},"modified":"2011-12-31T16:01:27","modified_gmt":"2011-12-31T16:01:27","slug":"faafahin-dheeri-ah-oo-ka-soo-baxeysa-dagaalo-qasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-baladweene","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/faafahin-dheeri-ah-oo-ka-soo-baxeysa-dagaalo-qasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-baladweene\/","title":{"rendered":"Faafahin dheeri ah oo ka soo baxeysa dagaalo qasaaro geystay oo ka dhacay baladweene"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p>\ufeff\ufeff<\/p>\n<p><strong>Warark somliya warsom.com<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Ka dab markii xalay dagaal xoogan uu ka qarax deegaano ka tirsan gobolka hiiran kaa soo u dhaceeyay ciidamad dawlada Kmg oo garabsanay ciidamad maltariga Ethopai iyo xarakada mujaahidiiinta Alshabaab ayaa waxaa isoo tarayaya fafaahinta warsom.com ay ka helayso goblka Hiraan.<\/p>\n<p>Dagaalka oo socday ilaa manta niska hore islamarkaana laysu adeegsaday ayaa waxaa sii agordhaya qasaaraha ka dhasahay in ka badan 15 ruux ayaa oo iskugu jira dhinacyadii dagaalamay iyo dada rayid ah ayaa ku geer yoodeen inka badan 30 ruux ooo kalana way ku dhaawacmeen<\/p>\n<p>Dad goob joogayaal ayaa warsom.com u sheegay in \u00a0waabarigii hore ee saakay Magaalada Baladweyne ku arkeen Ciidamada dowladda KMG oo gacan ka helaya kuwa Ethiopia oo wada gaawarida dagaalka.<\/p>\n<p>\u00a0Dagaalka oo qaaday 7-saacadood ayaa waxaa uu dhinacyadaasi ku dhexmaray duleedka iyo gudaha Magaalada Baladweyne, waxaana la xaqiijiyay in dadka geeriyooday iyo kuwa dhaawacmay ay ahaayeen dhinacyadii dagaalamay.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa iminka waxa ay tahay mid aan cago badan ku taagneyn iyadoo halkasi mar kale uu ka dhici karo dagaal xoogan oo u dhaxeeya dhinacyadaasi inkastoo Ciidamada dowladda KMG ay wali ku sugan yihiin gudaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Shacabka ayaa qaba cabsi aad u sareysa iyadoo qaarkood ay bilaabeen inay magalada baladwene ka cararaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 \ufeff\ufeff Warark somliya warsom.com \u00a0 Ka dab markii xalay dagaal xoogan uu ka qarax deegaano ka tirsan gobolka hiiran kaa soo u dhaceeyay ciidamad dawlada Kmg oo garabsanay ciidamad maltariga Ethopai iyo xarakada mujaahidiiinta Alshabaab ayaa waxaa isoo tarayaya fafaahinta warsom.com ay ka helayso goblka Hiraan. Dagaalka oo socday ilaa manta niska hore islamarkaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5036","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5036","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5036"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5036\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5040,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5036\/revisions\/5040"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}