{"id":50254,"date":"2018-10-04T22:35:07","date_gmt":"2018-10-04T19:35:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50254"},"modified":"2018-10-04T22:36:48","modified_gmt":"2018-10-04T19:36:48","slug":"dar-dar-gelinta-qabyo-tirka-dastuurka-oo-uu-amrey-r-wasaare-xasan-cali-khayre-halkeese-marayaa-dib-u-eegista-dastuurku","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/dar-dar-gelinta-qabyo-tirka-dastuurka-oo-uu-amrey-r-wasaare-xasan-cali-khayre-halkeese-marayaa-dib-u-eegista-dastuurku\/","title":{"rendered":"Dar Dar Gelinta Qabyo Tirka Dastuurka oo uu Amrey R\/wasaare Xasan Cali Khayre\/Halkeese Marayaa Dib u eegista Dastuurku?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/khayree1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/khayree1.jpeg\" alt=\"\" width=\"992\" height=\"661\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/khayree1.jpeg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/khayree1-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 992px) 100vw, 992px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay qabya-tirka iyo dib-u-eegista dastuurka, amniga, siyaasadda lagula dhaqamayo hay\u2019adaha xafiisyada ku leh dalka dibaddiisa, Istaraatiijiyadda Soo-kabashada iyo kobcinta dawladnimada iyo Hantida Qaranka<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaaradda arrimaha dastuurka ayaa golaha warbixin ka siisay horumarrada laga gaaray qabya-tirka dastuurka, caqabadaha iyo fursadaha jira<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa warbixinta kadib waxa uu wasaaradda ku ammaanay shaqada ballaaran, waxa uuna amar ku bixiyay in dhammaan dhinacyada wada-shaqaynta la leh wasaaradda ay fududeeyaan hawlaha ay qaybta uga yihiin qabyo-tirka dastuurka si guul looga gaaro ajandayaasha qaran dalkuna uu u helo dasruur dhammays-tiran.<\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha wasiirrada ayaa ansixiyay go\u2019aan ay dhawaan soo saartay wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha oo dhigayay in dhammaan hay\u2019adaha dalka ka howl gala ee xafiisyada ku leh dalka dibadiisa ay gudaha dalka xafiisyo ka furtaan kuna shaqo billaabaan kahor Janaayo 01, 2019, hay\u2019addii amarkaas u hogaansami waysana lagala laabanayo ruqsadda ay u haysato ka shaqayta Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha ayaa sidoo kale ansixiyay Istaraatiijiyadda Soo kabashada iyo kobcinta dawladnimada oo ay soo bandhigtay wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka ayaa Wasaaradda amniga gudaha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) ka dhagaystay warbixnta la xariirta amniga guud ee dalka, iyo dardargelinta dadaallada lagu xasilanayo guud ahaan Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50119\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50063\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50015\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay qabya-tirka iyo dib-u-eegista dastuurka, amniga, siyaasadda lagula dhaqamayo hay\u2019adaha xafiisyada ku leh dalka dibaddiisa, Istaraatiijiyadda Soo-kabashada iyo kobcinta dawladnimada iyo Hantida Qaranka Wasaaradda arrimaha dastuurka ayaa golaha warbixin ka siisay horumarrada laga gaaray qabya-tirka dastuurka, caqabadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50255,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50254","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50254","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50254"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50257,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50254\/revisions\/50257"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50255"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}