{"id":50229,"date":"2018-10-04T03:00:15","date_gmt":"2018-10-04T00:00:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50229"},"modified":"2018-10-04T03:04:57","modified_gmt":"2018-10-04T00:04:57","slug":"shaqaalaha-hagista-diyaaradaha-oo-maanta-shaqo-joojin-sameeyey-iyo-hawlaha-garoonku-sida-ay-hada-u-socdaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/shaqaalaha-hagista-diyaaradaha-oo-maanta-shaqo-joojin-sameeyey-iyo-hawlaha-garoonku-sida-ay-hada-u-socdaan\/","title":{"rendered":"Shaqaalaha Hagista Diyaaradaha oo Maanta Shaqo Joojin Sameeyey iyo Hawlaha Garoonku Sida ay Hada U Socdaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hagista-diyaaradaha.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50230\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hagista-diyaaradaha.jpg\" alt=\"\" width=\"910\" height=\"669\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hagista-diyaaradaha.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/hagista-diyaaradaha-300x220.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 910px) 100vw, 910px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Shaqo joojintan ay maanta sameeyeen shaqaalaha hagista diyaaradaha garoonka Aadan Cadde (Air Marshal)\u00a0ee magaalada Muqdisho ayaa ka salka ku heysa khilaaf muddo dheerba soo jiitamayay oo u dhexeeyay shirkad maamusha garoonka iyo shaqaalaha Soomaalida ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tallaabadan ay qaadeen shaqaalaha ayaa saameyn ku yeelatay howlihii garoonka iyo waliba adeegyadii kala duwanaa ee dulimaadka diyaaradaha, wallow haddana garoonku meelaha qaar howlihiisii iska sii watay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah howlwadeennada garoonka ayaa sheegay in ay arintan ka bilaabatay kaddib markii shirkadda Favori LLC oo maamusha garoonka ay shaqada ka eryeen horjoogihii shaqaalaha hagista diyaaradaha, taasii ay caro weyn ka muujiyeen shaqaalaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalmihii ugu danbeeyayba waxaa sii xogeynsanayay cabasho shaqaalaha garoonka gaar ahaan qeybta hagista diyaaradaha ay ka qabeen shirkadda maamusha garoonka oo laga leeyahay dalka Turkiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ay arintan ka soo saareen maamulayaasha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo la xiriirta shaqo joojinta la sheegay in ay maanta sameeyeen shaqalaaha hagista diyaaradaha.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50119\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50063\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50015\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shaqo joojintan ay maanta sameeyeen shaqaalaha hagista diyaaradaha garoonka Aadan Cadde (Air Marshal)\u00a0ee magaalada Muqdisho ayaa ka salka ku heysa khilaaf muddo dheerba soo jiitamayay oo u dhexeeyay shirkad maamusha garoonka iyo shaqaalaha Soomaalida ah. Tallaabadan ay qaadeen shaqaalaha ayaa saameyn ku yeelatay howlihii garoonka iyo waliba adeegyadii kala duwanaa ee dulimaadka diyaaradaha, wallow haddana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50230,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50229","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50229"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50233,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50229\/revisions\/50233"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50230"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}