{"id":50208,"date":"2018-10-03T20:23:01","date_gmt":"2018-10-03T17:23:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50208"},"modified":"2018-10-03T21:12:55","modified_gmt":"2018-10-03T18:12:55","slug":"gudoomiyaha-cusub-ee-g-hiiraan-dabageed-iyo-shaqaalaha-maaliyadda-oo-khilaaf-soo-kala-dhex-galey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/gudoomiyaha-cusub-ee-g-hiiraan-dabageed-iyo-shaqaalaha-maaliyadda-oo-khilaaf-soo-kala-dhex-galey\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Cusub ee G\/hiiraan Dabageed iyo Shaqaalaha Maaliyadda oo Khilaaf Soo Kala Dhex Galey."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dabageed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dabageed.jpg\" alt=\"\" width=\"928\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dabageed.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/dabageed-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 928px) 100vw, 928px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Waxaa durbaba soo ifbaxaya khilaaf dhinaca maaliyada ah oo soo kala dhaxgalay guddoomiyahay dhawaantan la magacaabay ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-Geed iyo maamulka maaliyada Hirshabeelle ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Warbaahinta\u00a0 oo arintan u kuur-gashay ayaa ogaatay in galinkii danbe ee shalay guddoomiyaha gobolka uu xabsiga u taxaabay dhamaanba shaqaalihii maaliyada ee ku sugnaa degmada Beledweyne kaddib markii ay isku maandhaafeen arrimo la xiriira dhaqaale sida la sheegay uu guddoomiyuhu weydiistay maamulka maaliyada oo dhinacooda ku gacan seyray dalabka guddoomiyaha, iyaga taa badalkeeda sheegay in aysan bixin karin dhaqaale aysan ogeyn wasaaradda maaliyada.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Wasiirka maaaliyada Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle [Maxamed Dheere] oo aan arintan wax ka weydiinay ayaa inoo xaqiijiyay xariga shaqaalaha, laakiin saakay la sii daayay, waxaana uu arin nasiib darro ah ku tilmaamay tallaabada uu qaaday guddoomiyaha.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u2018\u2019Waa arin nasiib darro ah, shalay markii aan xilka ku wareejineynay waxaa isku ogeyn inaan wax faragalin ah lagu sameyn karin hanaanka maaliyada gobolka, marka ma garan karno sabab keeni karta in shaqaale waajibkoodii gudanaya xabsiga la dhiggo\u2019\u2019 ayuu yiir wasiirka oo la hadlanay isaga jooga magaalada Jowhar.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maamulka cusub ee gobolka Hiiraan gaar ahaan guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo lagu eedeynayo in uu ka danbeeyay tallaabada lagu xiray shaqaalaha maaliyada.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Maamulka maaliyada gobolka Hiiraan ayaa ah halka ugu daran ee mar walba uu ka soo ifbaxayo khilaaka soo kala dhax-gala hadba guddoomiyaha loo magacaabo gobolka iyo maamulka Hirshabeelle oo muddo labo sano ah isku badalay ilaa shan guddoomiye gobol.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50119\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50063\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50015\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Waxaa durbaba soo ifbaxaya khilaaf dhinaca maaliyada ah oo soo kala dhaxgalay guddoomiyahay dhawaantan la magacaabay ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-Geed iyo maamulka maaliyada Hirshabeelle ee gobolka Hiiraan. Warbaahinta\u00a0 oo arintan u kuur-gashay ayaa ogaatay in galinkii danbe ee shalay guddoomiyaha gobolka uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50209,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50208"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50210,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50208\/revisions\/50210"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50209"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}