{"id":50204,"date":"2018-10-03T20:02:20","date_gmt":"2018-10-03T17:02:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50204"},"modified":"2018-10-03T20:03:10","modified_gmt":"2018-10-03T17:03:10","slug":"taliska-ciidanka-xoogga-dalka-oo-sheegay-in-ay-taakuleynayaan-dadka-is-abaabuley-ee-al-shabaab-la-dagaalamaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/taliska-ciidanka-xoogga-dalka-oo-sheegay-in-ay-taakuleynayaan-dadka-is-abaabuley-ee-al-shabaab-la-dagaalamaya\/","title":{"rendered":"Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Sheegay in ay Taakuleynayaan Dadka Is Abaabuley ee Al-shabaab La Dagaalamaya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/indhaqarshe.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50205\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/indhaqarshe.jpg\" alt=\"\" width=\"1012\" height=\"675\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/indhaqarshe.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/indhaqarshe-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1012px) 100vw, 1012px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay sheegtay in ay gacan militari siineyso dadka is abaabulay ee dagaalama xoogagga Al-shabaab kaddib markii labadii maalmood ee la soo dhaafay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha dhexe ka dhaceen dagaalo dhaxmray dad reer miyi ah oo iskood isku abaabulay iyo Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa wuxuu sheegay in si buuxda ay u taageerayaan shacabka is abaabulay ee la dagaalamaya ururka Al Shabaab, wuxuu kaloo sheegay inay ka xun yihiin dadka ku dhintay dagaaladii dadka deegaanka la galeen Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labada gobol Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe waxaa ka dhisan cutubyo dadka deegaanka ah oo is abaabulay kuwaa oo la baxay [Macwiisley] la dagaalama Al-shabaab oo sida ay hadalka dhiggeen ay uga maarmo waayeen xoolihii ay dhaqanayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan oo hore ku eedeeyeen in aysan wax gacan ah ku siin dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab oo ay kala kulmaan khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliska ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in dhamaan marka la eego howlgalada socda yihiin kuwo la doonayo in Al-shabaab looga adkaado, islamarkaana dib loogu furo deegaannada ay go\u2019doomiyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50119\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50063\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50057\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50015\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay sheegtay in ay gacan militari siineyso dadka is abaabulay ee dagaalama xoogagga Al-shabaab kaddib markii labadii maalmood ee la soo dhaafay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha dhexe ka dhaceen dagaalo dhaxmray dad reer miyi ah oo iskood isku abaabulay iyo Al-shabaab. Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50205,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50204","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50204"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50207,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50204\/revisions\/50207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}