{"id":50199,"date":"2018-10-03T19:42:25","date_gmt":"2018-10-03T16:42:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50199"},"modified":"2018-10-03T19:47:53","modified_gmt":"2018-10-03T16:47:53","slug":"dadaallo-lagu-doonayo-iin-markale-laysugu-keeno-xubnaha-sar-sare-ee-galmudug-oo-meel-xasaasi-ah-maraya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/dadaallo-lagu-doonayo-iin-markale-laysugu-keeno-xubnaha-sar-sare-ee-galmudug-oo-meel-xasaasi-ah-maraya\/","title":{"rendered":"Dadaallo Lagu Doonayo IIn Markale Laysugu Keeno Xubnaha Sar Sare ee Galmudug oo Meel Xasaasi ah Maraya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/galmudug.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50200\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/galmudug.jpg\" alt=\"\" width=\"842\" height=\"562\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/galmudug.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/galmudug-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 842px) 100vw, 842px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Bishii tagtay ee September ee sanadkan 2018da waxaa xoogeystay khilaafka u dhaxeeyay madaxda dowlad gobolleedka Galmudug oo u kala qeysamay degmooyinka Dhuusa-Mareeb iyo Cadaado oo ka wada tirsan gobolka Galguduud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khilaafka ayaa sababay in dhamaan-ba mas\u2019uuliyiintii ugu sareysa maamulka dhinacba kan kale uu ku eedeeyo xil gudasho la\u2019aan iyo in kalsoonidii lagala noday, taasoo cuuryaa-misay howlihii hay\u2019addaha kala duwan ee maamulka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Haddaba guddiga aqalka sare uu u saaray wax ka qabashada khilaafka soo kala dhax-galay mas\u2019uuliyiinta Galmudug ayaa sheegay in aysan aqoosaneyn dhamaan xilka qaadistii hore u dhacday, loona baahan yahay in mar kale wadajir u shaqeeyaan mas\u2019uuliyiinta Galmudug ee hadda kala fadhiya magaalooyinka Dhuuusa-Mareeb iyo Cadaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga ayaa intaa ku daray in aan la aqbali karin in ay sii socdaan waxa ay ugu yeereen dhaq-dhaqaaqyada lagu burburinayo hoggaanka ha\u2019yadaha dastuuriga ee Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubnaha guddigan waxay sidoo kale sheegeen inay garwadeyn ka yihiin dadaallo lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada isku khilaafsan siyaasadda maamulka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabudllaahi Farmaajo oo ku guuldareystay qabashada kulan lagu xalin lahaa khilaafka soo kala dhaxgalay madaxda ugu sareysa maamulka, kaddib markii uu arinkaa ku gacan-sareysay madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga sida ay ku aqbali karaan xildhibaannada baarlamaanka Galmudug ee fadhigoodu yahay Dhuusa-Mareeb baaqa Aqalka sare ee ah in wadajir loo wada shaqeeyo, iyaga oo dhawaan guddi u saaray dooorashada guddoomiye cusub oo uu yeesho baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50119\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50063\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50015\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bishii tagtay ee September ee sanadkan 2018da waxaa xoogeystay khilaafka u dhaxeeyay madaxda dowlad gobolleedka Galmudug oo u kala qeysamay degmooyinka Dhuusa-Mareeb iyo Cadaado oo ka wada tirsan gobolka Galguduud. Khilaafka ayaa sababay in dhamaan-ba mas\u2019uuliyiintii ugu sareysa maamulka dhinacba kan kale uu ku eedeeyo xil gudasho la\u2019aan iyo in kalsoonidii lagala noday, taasoo cuuryaa-misay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50201,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50199","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50199","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50199"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50199\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50203,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50199\/revisions\/50203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50201"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}