{"id":50131,"date":"2018-10-01T15:16:19","date_gmt":"2018-10-01T12:16:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50131"},"modified":"2018-10-01T15:18:58","modified_gmt":"2018-10-01T12:18:58","slug":"gobolka-hiiraan-oo-uu-ka-socdo-hawl-gallo-waddo-furid-ah-laguna-baneynayo-waddooyinkii-xirmey-ee-magaalada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/10\/gobolka-hiiraan-oo-uu-ka-socdo-hawl-gallo-waddo-furid-ah-laguna-baneynayo-waddooyinkii-xirmey-ee-magaalada\/","title":{"rendered":"Gobolka Hiiraan oo uu Ka Socdo Hawl Gallo Waddo Furid ah Laguna Baneynayo Waddooyinkii Xirmey ee Magaalada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/wado-furis.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50132\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/wado-furis.jpg\" alt=\"\" width=\"1026\" height=\"546\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/wado-furis.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/wado-furis-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1026px) 100vw, 1026px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa 24kii saac ee la soo dhaafay dhaqdhaqaaqyo militari oo ka dhan ah Al-shabaab ka waday qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada oo ku hubeysan gadiidka dagaalka ayaa shalay u dhaqaaqay dhinaca waddada isku xirta degmooyinka Beledweyne iyo Buula-burte ee gobolka Hiiraan, iyaga oo gaaray deegaanno markii hore ay gacanta ku hayeen xoogagga Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ciidamada dowladda ee howlgalkan hor kacaya ayaa warbaahinta u sheegay in ujeedadu tahay sidii Al-shabaab looga saari lahaa deegaannada ay maamulaan, islamarkaana dib loogu soo celin lahaa isku socodkii dadka iyo gaadiidka waddada isku xirtay Beledweyne iyo Buula-burte oo sanadihii ugu danbeeyay-ba aan la isticmaalin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada ayaa shalay gaaray deegaanno ay ka mid ahaayeen Baardheere, Beerxaanno, Tare-Jante iyo deegaanka Nuur Fanax oo dhamaantood ku teedsan waddada laamiga ah ee dhinaca Koonfur uga baxday magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jiriin iska horimaadyo waaweyn oo la soo sheegay, hasse ahaatee dadka deegaannada howlgalkan laga sameeyay ayaa warbaahinta u sheegay in meelaha qaar Al-shabaab isku dayeen in ay is hortaagaan ciidamada iyaga oo ku ridayay rasaas aan badneyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ujeedada howlgalkan ayaa lagu micneeyay sidii Al-shabaab looga saari lahaa deegaannada gacantooda wali ku sii harsan ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50063\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50119\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg\" alt=\"\" width=\"468\" height=\"70\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill.jpg 468w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/dahabshill-300x45.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50057\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50015\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa 24kii saac ee la soo dhaafay dhaqdhaqaaqyo militari oo ka dhan ah Al-shabaab ka waday qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan Ciidamada oo ku hubeysan gadiidka dagaalka ayaa shalay u dhaqaaqay dhinaca waddada isku xirta degmooyinka Beledweyne iyo Buula-burte ee gobolka Hiiraan, iyaga oo gaaray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50132,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50131","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50131","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50131"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50134,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50131\/revisions\/50134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}