{"id":50104,"date":"2018-09-29T21:18:21","date_gmt":"2018-09-29T18:18:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50104"},"modified":"2018-09-29T21:34:10","modified_gmt":"2018-09-29T18:34:10","slug":"gudoomiyaha-gobolka-hiiraan-yuusuf-dabageed-oo-sheegay-in-shan-kun-dolar-lagu-ganaaxayo-qofkii-garsoor-u-aada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/gudoomiyaha-gobolka-hiiraan-yuusuf-dabageed-oo-sheegay-in-shan-kun-dolar-lagu-ganaaxayo-qofkii-garsoor-u-aada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed oo Sheegay in Shan Kun Dolar lagu Ganaaxayo Qofkii Garsoor u aada Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/y-dabageed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50106\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/y-dabageed.jpg\" alt=\"\" width=\"918\" height=\"828\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/y-dabageed.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/y-dabageed-300x270.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 918px) 100vw, 918px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo maalintii shalay xilka kula wareegay munaasabad lagu qabtay magaalada Beledweyne ayaa sheegay in maamulkiisu go\u2019aan ka adag ka qaadanayo sida uu hadalka u dhigay dadka garsoorka u doonta Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay wixii hadda ka danbeeya la aqbali doonin lagu xukun-tamo maxkamadaha Al-shabaab isaga oo uga digay dadka ku dhaqan deegaannada ay maamusho dowladda ee gobolka Hiiraan in ay garsoor iyo cadaallad u doontaan deegaannada ay ka arimiyaan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDadka Maxkamada u aada deegaanada Al-Shabaab saddax bilood ayaa xirneynaa Shan kun oo dollar-na waa la ganaaxaya, iska aada Booco iyo Luuq jeelow,reer hebel ayaad tihiin cid idin soo qabaneyso majirtee iska aada Beledweyne ayaan ku kala baxeynaa\u201d ayuu yiri Yuusuf Dabageed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dabageed ayaa sheegay in Al-shabaab xukun sharci ah meeshan ku heynin, sidaa daraadeed looga digayo dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne in ay hareer-maraan garsoorka iyo maxkamadaha gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo guddoomiyuhu sheegay in la ganaaxayo cid kasta oo cadaallad ka raadisa Al-shabaab. Haddana ma\u2019aha gobolka Hiiraan oo kaliya ee guud ahaan marka la eego dadka ku dhaqan deegaannada ka arimiso dowladda ayaa intooda badan marka ay arrimo isku qabtaan ku soo kala baxa maxkamadaha Al-shabaab oo qofkii loo baahdo looga yeero, waana qeyb ka mid ah dhaliisha ugu badan ee loo jeediyo garsoorka dowladda oo u muuqda mid aysan dadku kalsooni badan ku qabin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Doodda ku saabsan in dadka cadaallada iyo garsoor u doontaan maxkamadaha Al-shabaab ayaa qeyb weyn ka aheyd kulamadii ugu danbeeyay ee xildhibaannada baarlamaanka ee looga hadlay amaanka dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50063\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50015\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo maalintii shalay xilka kula wareegay munaasabad lagu qabtay magaalada Beledweyne ayaa sheegay in maamulkiisu go\u2019aan ka adag ka qaadanayo sida uu hadalka u dhigay dadka garsoorka u doonta Al-shabaab. Wuxuu sheegay wixii hadda ka danbeeya la aqbali doonin lagu xukun-tamo maxkamadaha Al-shabaab isaga oo uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50106,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50104","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50104","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50104"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50104\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50108,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50104\/revisions\/50108"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50106"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50104"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50104"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50104"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}