{"id":50077,"date":"2018-09-29T04:45:06","date_gmt":"2018-09-29T01:45:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50077"},"modified":"2018-09-29T04:47:34","modified_gmt":"2018-09-29T01:47:34","slug":"dilka-allaha-u-naxariistee-axmed-dawlo-oo-uu-kasoo-hadley-sheekh-xasan-daahir-aweys-isagoo-xabsi-guri-ku-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/dilka-allaha-u-naxariistee-axmed-dawlo-oo-uu-kasoo-hadley-sheekh-xasan-daahir-aweys-isagoo-xabsi-guri-ku-jira\/","title":{"rendered":"Dilka Allaha u Naxariistee Axmed Dawlo oo uu Kasoo Hadley Sheekh Xasan Daahir Aweys Isagoo Xabsi Guri Ku Jira."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/xasan-d-aweys.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50078\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/xasan-d-aweys.jpg\" alt=\"\" width=\"993\" height=\"721\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/xasan-d-aweys.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/xasan-d-aweys-300x218.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 993px) 100vw, 993px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Sheekh Xassan Daahir Aweys oo horay u soo noqday hoggaamiyihii ururka Xisbul Islaam, laakiin markii danbe ku biiray Ururka Al-shabaab, islamarkaan dhowrkii sano ee ugu danbeeyay ku jira gacanta dowladda Soomaaliya, ayaa fariin uu soo diray uga hadlay kiiska dilkii Axmed Muktaar Saalax.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xassan Daahir ayaa sheegay in markii uu maqlay warka arintan ku saabsan ee la xiriira qof loo dilay heybta uu ka soo jeedo uu siweyn ula yaabay, isaga oo codsaday in sharciga la mariyo sida uu hadalka u dhigay dhamaan dadkii ka danbeeyay dilka marxuumka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Shareecada Islaamku waxey qabtaan in cid kasta oo ku lug-laheyd dilkaas sharciga la marayo lana qisqaaso, Anniga ma ogi sida hay\u2019addaha Garsoorka iyo Cadaallada dalka ka jira u fulin karaa xukunka noocaas, laakiin haddii ay meesha cadaallad jirto waxaa ay mudan yihiin dadkaas in loo qisqaaso danbigii ay galeen iyo dilkaa foosha xun\u2019\u2019 ayu yiri Xassan Daahir Aweys.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale dowladda Soomaaliya iyo xildhibaannada Qaranka ayuu ku dhaliilay habka ay umaamalayaan Guurka Laamaha, gaar ahaan in lagu dhawaaqo Aroos Qaran oo loo dhiggayo laamaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Anniga shaqsiyan ma qabo in wiilkaa iyo gabadhaa wada dhaqmi doonaan, gabar hooyadeed iyo Abtiyaasheed qisqaas u xiran yihiin iyo wiil adeerkii la dilay ma wada dhaqmayaan, waa wax iska caadi ah in hadda uu rabitaan nafsi ah jiro, laakiin maalmo markii la wada joogo oo rabitaanka nafsiga ah uu dhamaado waa hubaal in aysan wada joogi doonin labadaas dhalinyarada ah ee carruurta ah ee aan waxba kala garaneynin\u2019\u2019 ayuu yiri Xasssan Daahir Aweys.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa wali si toos uga hadlay kiiska ku saabsan dilka Axmed Mukhtaar Saalax oo la sheegay in marka la dilay kaddib meydkiisa dab la qabadsiiyay.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50063\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50057\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50015\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Xassan Daahir Aweys oo horay u soo noqday hoggaamiyihii ururka Xisbul Islaam, laakiin markii danbe ku biiray Ururka Al-shabaab, islamarkaan dhowrkii sano ee ugu danbeeyay ku jira gacanta dowladda Soomaaliya, ayaa fariin uu soo diray uga hadlay kiiska dilkii Axmed Muktaar Saalax. Xassan Daahir ayaa sheegay in markii uu maqlay warka arintan ku saabsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50078,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50077","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50077","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50077"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50077\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50080,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50077\/revisions\/50080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50078"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50077"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50077"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50077"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}