{"id":50068,"date":"2018-09-29T04:14:35","date_gmt":"2018-09-29T01:14:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=50068"},"modified":"2018-09-29T04:14:50","modified_gmt":"2018-09-29T01:14:50","slug":"magaalooyinka-garoowe-iyo-boosaaso-oo-hawlgalo-amniga-lagu-xaqiijinayo-ay-ka-socdaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/magaalooyinka-garoowe-iyo-boosaaso-oo-hawlgalo-amniga-lagu-xaqiijinayo-ay-ka-socdaan\/","title":{"rendered":"Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso oo Hawlgalo Amniga Lagu Xaqiijinayo ay Ka Socdaan."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hawlgal-puntland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-50069\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hawlgal-puntland.jpg\" alt=\"\" width=\"983\" height=\"529\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hawlgal-puntland.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hawlgal-puntland-300x161.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 983px) 100vw, 983px\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u00a0Ciidamadda amniga Puntland ayaa howlgallo ka wada inta badan magaalooyinka waa weyn ee maamulka,sida laga soo xigtay saraakiisha.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Howlgallada ugu ballaaran ayaa saddexdii habeen ee u dambeysay ay ciidamadda ka fulinayeen magaalada ganacsiga ah ee Boosaaso,halka oo toddobadyadii u dambeyay ay ka dhacayeen dilal.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Illaa saddex ruux ayaa siyaabo kala duwan ugu dhintey magaalada Boosaaso , khamiistii shalay, xabsiga weyn ee Boosaaso waxaa galinkii dambe ee shalay ku geeryooday hal ruux oo la sheegay inuu maxaabiista ka mid ahaa , labo askarina waa ay ku dhaawacmeen, kaddib israsaasayn dhexmartay ciidamada asluubta ee xabsiga Boosaaso oo gadooday iyo ciidamo dowladda ay u dirtay, oo dagaal kooban kabacdi xabsigii kala wareegay ciidankii Asluubta ee gadooday.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Labo ruux oo dhallinyaro ah ayaa iyagana toogasho lugu dilay ,xilli ay ku sugnaayeen xeebta magaalada Boosaaso, dilka waxaa saraakiishu sheegeen inay fuliyeen kooxo bistoolado ku hubeysan oo markiiba baxsadey,mana jirto warbixin ka soo baxday laamaha amniga oo looga hadlay dilka.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Guddiga amniga gobolka Bari oo warbixintii ugu horreeysay la wadaagay warbaahinta ayaa dhankooda sheegay in gacanta lugu hayo dad ku dhow 20 qof oo lala xiriirinayo dilalkii u dambeeyay ee ka dhacay magaalada dekedda leh ee Boosaaso,waxaana ay xaqiijiyeen dhawaan maxkamad in la horgeyn doono.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dhinaca kale, waxaa howlgallo amniga la xiriira ay ka socdaan magaalada xarunta ah ee Garoowe, waxaana howlgallada fulinaya ciidammo gaar ah oo loo diyaariyay xasilinta caasimadda Puntland, kaddib falal amni darro oo ku soo batey Garoowe. Saraakiisha ayaa uga digey dhallinyaro dhibaatooyin u geysta bulshada in tallaabo laga qaadi doono,iyadoo la soo xirey dhallinyaro badan oo ku eedeysan falal amni darro.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Howlgallada amni ayaa ka sii socon doona magaalooyinka waa weyn ee Puntland, waxaa xusid mudan in howlgallo kooban ay ciidamadda amniga ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo ee bartamaha ku taalla, saraakiil la hadlay Hiiraan Online ayaa sheegay guud ahaan nabadgalyadda inay wanagsantahay, balse ay ciidamadu sii wadi doonan howlgallada.<\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50063\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png\" alt=\"\" width=\"1722\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1722px) 100vw, 1722px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"620\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1.jpg 866w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50014\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50015\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ciidamadda amniga Puntland ayaa howlgallo ka wada inta badan magaalooyinka waa weyn ee maamulka,sida laga soo xigtay saraakiisha. Howlgallada ugu ballaaran ayaa saddexdii habeen ee u dambeysay ay ciidamadda ka fulinayeen magaalada ganacsiga ah ee Boosaaso,halka oo toddobadyadii u dambeyay ay ka dhacayeen dilal. Illaa saddex ruux ayaa siyaabo kala duwan ugu dhintey magaalada Boosaaso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":50069,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-50068","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50068"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50070,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50068\/revisions\/50070"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50069"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}