{"id":5002,"date":"2011-12-28T09:15:11","date_gmt":"2011-12-28T09:15:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5002"},"modified":"2011-12-28T09:15:11","modified_gmt":"2011-12-28T09:15:11","slug":"qasaaraha-ka-dhashay-gaari-shalay-ku-qalibmay-muqdisho-oo-sii-gordhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/qasaaraha-ka-dhashay-gaari-shalay-ku-qalibmay-muqdisho-oo-sii-gordhay\/","title":{"rendered":"qasaaraha ka dhashay gaari shalay ku qalibmay muqdisho oo sii gordhay"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em>wararka somaliya\u00a0 &#8220;warsom.com&#8221;<\/em><\/strong><strong> <\/strong><\/p>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p>Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa khasaaraha ka dhashay shil gaari oo shalay galab maqribnimadii ka dhacay waddada Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho kaasi oo sababay khasaare ballaaran.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kadib markii shalay shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac ay kasoo gaartay taageerayaal iyo\u00a0 ciyaartooy katirsan dagmada Dhargenlay uu laqalibmay gaarikii ay lasocdeen ayaa waxaa laga dayrinayaa xaaladda dadkii ku dhaawacmay shilkaasi, iyadoo la aqoonsan la\u2019yahay maydadka qaar ka mid ah dadka ku geeriyooday Shilkaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maydadka dad la aqoonsan la\u2019yahay\u00a0 oo ku geeriyooday Shil gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa yaalla Isbitaaladda Banaadir iyo Madiina ee magaalada muqdisho.<\/p>\n<p>dadka ku geeryooday shilkaasi gaari ay kor u dhafaya\u00a0 16\u00a0 ruux\u00a0 6 kamid ah lagaran la`yahay meedadkooda kuwaas oo yaala isbitaalada magalada muqdisho, sidoo kale in ka badan 35 kalana ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo la sheegay in ay ahaayeen dad taageerayaal u ahaa koox ku ciyaaraysay magaca degmada Wadajir oo ka mid ah degmooyinka ka qeyb galaya tartan kubada cagta ah oo ka socda Garoonka Stadium Koonis ee Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em>wakalada wararka somaliyeed &#8220;warsom.com&#8221; hooyga runta iyo xaqiiqda wararka soomliyeed<\/em><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; wararka somaliya\u00a0 &#8220;warsom.com&#8221; Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa khasaaraha ka dhashay shil gaari oo shalay galab maqribnimadii ka dhacay waddada Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho kaasi oo sababay khasaare ballaaran. &nbsp; Kadib markii shalay shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac ay kasoo gaartay taageerayaal iyo\u00a0 ciyaartooy katirsan dagmada Dhargenlay uu laqalibmay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5002","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5002"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5005,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5002\/revisions\/5005"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}