{"id":49988,"date":"2018-09-26T21:57:40","date_gmt":"2018-09-26T18:57:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49988"},"modified":"2018-09-26T22:17:50","modified_gmt":"2018-09-26T19:17:50","slug":"xiisada-u-dhaxeysa-falastiin-iyo-israaiil-oo-qaramada-midoobey-ka-digtey-in-laga-dhaxli-karo-xaalad-qalafsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/xiisada-u-dhaxeysa-falastiin-iyo-israaiil-oo-qaramada-midoobey-ka-digtey-in-laga-dhaxli-karo-xaalad-qalafsan\/","title":{"rendered":"Xiisada U Dhaxeysa Falastiin iyo Israa&#8217;iil oo Qaramada Midoobey Ka Digtey in Laga Dhaxli Karo Xaalad Qalafsan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/qmidobey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49989\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/qmidobey.jpg\" alt=\"\" width=\"890\" height=\"556\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/qmidobey.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/qmidobey-300x188.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 890px) 100vw, 890px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan bariga dhexe ayaa si adag uga digay xaaladda nabadda ee barige dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Nikolay Mladenov ayaa BBC u sheegay in xiisadda ka taagan dhulka Falastiiniyiinta ee la haysto ay sare u sii kacaysay muddooyiinkii ugu dambeeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mr Mladenov ayaa waxa uu sidoo kale ka digay dagaal cusub oo dhex mara Xamas iyo Israa\u2019iil.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan bariga dhexe Nikolay Mladenov ayaa sheegay in istaraatijiyada madaxwaynaha Falastiiniyiinta Maxamuud Cabas, ee ah in la helo dal ay Falastiin leeyihiin ay halis ku jirto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa uu intaa ku daray in la minjaxaabiyay dadaalka Cabas in wadaxaajood lagu dhameeyo arrinta Falastiiniyiinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Muddooyiinkii ugu dambeeyay ayaa waxa ay Jimca kasta ay dadka Falastiiniyiinta dhigaan dibadbax ay Israa\u2019iil uga soo horjeedaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka madaxwayne Trump ayaa qaaday tallaabooyiin dhowr ah oo ka dhanFalastiiniyiinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxwayne Trump ayaa ku eedeeyay madaxda Falastiiniyiinta in ay ka dhaga adeegeen baaqa geedi socodka nabadda ee bariga dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Talaabooyiinkii waxaa ugu dambeeyay xiritaankii ay Mareykanka albaabada isugu dhufteen xafiskii ururka Falastiiniyinta PLO ay ku lahaayeen washinton.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mareykanka ayaa sidoo kale dhaqalihii ka jaray hay\u2019adda caawisa qaxootiga Flastiiniyiinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan bariga dhexe ayaa si adag uga digay xaaladda nabadda ee barige dhexe. Nikolay Mladenov ayaa BBC u sheegay in xiisadda ka taagan dhulka Falastiiniyiinta ee la haysto ay sare u sii kacaysay muddooyiinkii ugu dambeeyay. Mr Mladenov ayaa waxa uu sidoo kale ka digay dagaal cusub oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49989,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49988","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49988","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49988"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49988\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49991,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49988\/revisions\/49991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49989"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49988"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49988"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49988"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}