{"id":49985,"date":"2018-09-26T20:54:08","date_gmt":"2018-09-26T17:54:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49985"},"modified":"2018-09-26T21:07:15","modified_gmt":"2018-09-26T18:07:15","slug":"wufuud-caalami-ah-oo-uu-newyork-kula-kulmey-wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya-axmed-ciise-cawad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/wufuud-caalami-ah-oo-uu-newyork-kula-kulmey-wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya-axmed-ciise-cawad\/","title":{"rendered":"Wufuud Caalami ah oo uu Newyork Kula Kulmey Wasiirka Arrimaha Debedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/w-arimaha-debeda.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49986\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/w-arimaha-debeda.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"800\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/w-arimaha-debeda.jpg 1200w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/w-arimaha-debeda-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/w-arimaha-debeda-768x512.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/w-arimaha-debeda-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/a>Shirkan oo ah kii 73aad ahna mid sanadlaa, waxaa Soomaaliya ku matalaya Wasiirka arimaha dibadda Ahmed Eisse Awad iyo Wafdi uu hogaaminayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa kulamo la yeeshay madaxda wadamo kala duwan iyo Hay&#8217;ado hoos yimaada Qaramada Midoobay, Kuwaas oo uu kala hadlay arimo quseeyo Soomaaliya iyo guud ahaanba Gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulamadii u danbeeyay waxa uu la yeeshay Wasiiro arimo dibadeedyada Wadamada Ruushka, Qatar, Kosovo iyo Kuwo kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankii uu la yeeshay Wasiirka Arimaha dibada ee Kosovo ayay kaga wada hadleen xariirka labada dal iyada oo dowlada Kosovo Carabka kudhufatay in Soomaaliya ay ku leedahay abaal weyn Taas badalkeedana ay Kosovo diyaar u tahay in ay abaalkaasi gudo, Waxayna soo bandhigeen fikrada ah in Soomaaliya ay saafaarad ka furato Kosovo ayna fududeeyn doonaan adeegyada furista sadaarada Soomaliya ay ku yeelato halkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Dowlada Ruushka waxy marwalba Diyaar u tahay sii wadista xariirka qotoda dheer ee kala dhexeeya Soomaaliya Iyo Soo celinta wada shaqeeyn xoogan oo markale dhexmarta Soomaaliya iyo Ruushka&#8221; Sidaa waxaa yiri Wasiirka ariaha dibada ee Ruushka Sergey Lavrov.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sheikh Mohamed Bin Abdulrahman Al-thani oo ah wasiirka Arimaha dibada ee dalka Qatar iyo Wasiir Ahmed Awed ayaa ka wada hadlay wadashaqeyn dhow oo dhexmarta wadamada Qatar iyo Soomaaliya isaga oo sheegay in uu ku faraxsanyahay la kulanka wafdiga Soomaaliya ku matalaya Shirka Qaramada Midoobay.<\/p>\n<div align=\"justify\">Wasiirka arimaha Dibada ee Soomaaliya Ahmed Eise Awad ayaa ku sii Joogi doona NewYork tan iyo inta uu ka jeedinayo Qodbada ay Soomaaliya ku leedahay Shirka Gollaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay.<\/div>\n<div align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkan oo ah kii 73aad ahna mid sanadlaa, waxaa Soomaaliya ku matalaya Wasiirka arimaha dibadda Ahmed Eisse Awad iyo Wafdi uu hogaaminayo. Wasiirka ayaa kulamo la yeeshay madaxda wadamo kala duwan iyo Hay&#8217;ado hoos yimaada Qaramada Midoobay, Kuwaas oo uu kala hadlay arimo quseeyo Soomaaliya iyo guud ahaanba Gobolka. Kulamadii u danbeeyay waxa uu la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49986,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49985","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49985","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49985"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49987,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49985\/revisions\/49987"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}