{"id":49981,"date":"2018-09-26T05:08:27","date_gmt":"2018-09-26T02:08:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49981"},"modified":"2018-09-26T05:25:53","modified_gmt":"2018-09-26T02:25:53","slug":"rabshadihii-ka-dhacey-dalka-itoobiya-oo-la-sheegay-in-loo-xir-xiray-dad-gaarya-1200-qof","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/rabshadihii-ka-dhacey-dalka-itoobiya-oo-la-sheegay-in-loo-xir-xiray-dad-gaarya-1200-qof\/","title":{"rendered":"Rabshadihii Ka Dhacey Dalka Itoobiya oo La Sheegay in Loo Xir Xiray Dad Gaarya 1200 Qof."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/itobiya1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49982\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/itobiya1.jpg\" alt=\"\" width=\"873\" height=\"491\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/itobiya1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/itobiya1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 873px) 100vw, 873px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiinta dalka Ethiopia ayaa xiray in ka badan 1,200 qof kadib markii bishan ay rabshado ka qarxeen gudaha iyo hareeraha magaalada caasimadda ah ee AddisAbaba, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan booliska, taasi oo saddex mar ka badan tirada markii hore la qiyaasayey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxa booliska caasimadda, Degfie Bedi ayaa sheegay in tirada dadka dhintay ay yihiin 28 qof, isaga oo wax ku daray lambarkii hore oo ahaa 23.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDadkaas badankood waxaa la garaacay ilaa ay ka dhintaan, toddoba ka mid ahna waxaa dilay ciidamada ammaanka\u201d ayuu Degfie u sheegay weriyayaasha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Rabshadaha oo dhacay 12-kii ilaa 17-kii September, oo ay ku jireen kuwa lala beegsaday dadka laga tirada badan yahay ee ku dhex nool qowmiyadda Oromada ee degan duleedka Addis-Ababa, ayaa dhaawac gaarsiiyey dadallada dib u heshiisiineed ee ra\u2019iisul wasaaraha isbeddel doonka ah ee dalkaas Abiy Ahmed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Rabshdaha ayaa billaabmay maalintii la qabanayey dibadbax lagu soo dhoweynayey hogaamiyayaasha dibad jooga ah ee jabhadda Oromada ee OLF, oo dagaal socda afartan sano ka waday dalkaas, ayaga oo doonaya maamul ay hesho qowmiyadda ugu badan dalkaas ee Oromada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c1,204 qof ayaa xabsiga ku jira hase yeeshee waxaa hadda la dhaqan celinayaa waqti kooban\u201d ayuu yiri madaxa booliiska Degfie, oo intaas ku daray in dadka la xiray ay ku jiraan kuwa lagu tuhmayo qabashada dibadbax sharci-darro ah, burcadnimo iyo dambiyo kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiinta dalka Ethiopia ayaa xiray in ka badan 1,200 qof kadib markii bishan ay rabshado ka qarxeen gudaha iyo hareeraha magaalada caasimadda ah ee AddisAbaba, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan booliska, taasi oo saddex mar ka badan tirada markii hore la qiyaasayey. Madaxa booliska caasimadda, Degfie Bedi ayaa sheegay in tirada dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49982,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49981","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49981"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49984,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49981\/revisions\/49984"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49982"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}