{"id":49954,"date":"2018-09-25T07:43:46","date_gmt":"2018-09-25T04:43:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49954"},"modified":"2018-09-25T07:44:59","modified_gmt":"2018-09-25T04:44:59","slug":"dib-u-dhac-ku-yimid-markale-shir-uu-ku-baaqey-oo-quus-laga-taaganyahey-walina-m-wyne-farmaajo-uu-quudareynayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/dib-u-dhac-ku-yimid-markale-shir-uu-ku-baaqey-oo-quus-laga-taaganyahey-walina-m-wyne-farmaajo-uu-quudareynayo\/","title":{"rendered":"Dib u Dhac ku Yimid Markale Shir uu Ku Baaqey oo Quus Laga Taaganyahey Walina M\/wyne Farmaajo uu Quudareynayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/farmaa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49955\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/farmaa.jpg\" alt=\"\" width=\"871\" height=\"474\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/farmaa.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/farmaa-300x163.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 871px) 100vw, 871px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa mar kale dib u dhac ku yimid shir uu ku baaqay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku baaqay, kaa oo qorshuhu ahaa in maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 24ka bishan in uu magaalada Muqdisho uga furmo madaxda dowlad gobolleedka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku gacan-seyray baaqa madaxweyne Farmaajo, waxaana uu ku tilmaamay khilaafka ka dhax taagan Galmudug mid asalkiisaba ka soo jeeda faragalin dowladdu ay ku heyso maamulka Galmudug ismari-waaga taaganna yahay mid laga soo abaabulay sida uu hadalka u dhiggay madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa shirkii labaad oo ku dhici waayo waqtiggii uu u qabtay madaxweynaha Soomaaliya, waxaa horay u baaqday shir uu madaxweynuhu madaxda dowlad gobolleedyada isugu yeeray, kaasoo qorsuhu ahaa in 17kii bishan uu ka furmo magaalada Muqdisho, waxaa shirkaa ka hor yimid oo diiday golaha iskaashigga dowlad gobolleedyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda ayaa hadda dhax maquuraneysa mucaaradad xooggan oo ay kala kulmeyso madaxda dowlad gobolleedyada qeybta ka ah federaalka, inkastoo madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo dhinaca kale ah guddoomiye ku-xigeen golaha Iskaashiga dowlad gobolleedyada ku dhawaaqay in si madaxbannaan uu ula heshiiyay dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay in xalinta khilaafka Galmudug uu uga baaqday ka qeyb-galka shirka golaha guud ee Qaramada Midoobey, laakiin hadda waxaa muuqaneysa ay meesha ka baxday doonistii madaxweynaha ee aheyd in shir leysugu keeno dhinacyada isku haya hoggaanka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa mar kale dib u dhac ku yimid shir uu ku baaqay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku baaqay, kaa oo qorshuhu ahaa in maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 24ka bishan in uu magaalada Muqdisho uga furmo madaxda dowlad gobolleedka Galmudug. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku gacan-seyray baaqa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49955,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49954","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49954","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49954"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49957,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49954\/revisions\/49957"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49955"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}