{"id":4995,"date":"2011-12-28T09:09:01","date_gmt":"2011-12-28T09:09:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4995"},"modified":"2011-12-28T09:09:01","modified_gmt":"2011-12-28T09:09:01","slug":"xarkada-mujaahidiinta-alsahaab-oo-xukun-qisaasah-ku-filiasay-askari-ka-tirsan-xarkada-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/xarkada-mujaahidiinta-alsahaab-oo-xukun-qisaasah-ku-filiasay-askari-ka-tirsan-xarkada-alshabaab\/","title":{"rendered":"xarkada mujaahidiinta ALsahaab oo xukun qisaasah ku filiasay askari ka tirsan xarkada Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em>wararka somaliya\u00a0 &#8220;warsom.com&#8221;<\/em><\/strong><strong> <\/strong><\/p>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p>xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa xuku dil ah ku fulisay askari kamid ahaa Xisbada magaalada Kuntuwaaray ee Wilaayada Shabeelaha hoose kaasoo lagu cadeeyay\u00a0 in uu si kas ah u dilay nin kale oo muslim ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>kadib markii\u00a0 maxkamaddu cadaalada ee xarkada Alshabaab\u00a0 ay\u00a0 ku xukuntay Askarigii dilka geystay dil toogasho ah, ayaa\u00a0 waxaa shalay lagu fuliye Qisaastii.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Goobti i lagu qisaasayay Askariga ka tirsanaa Xisbada ayaa waxaa kasoo qayb galay dad faro badan oo uu ka mid ahaa waaliga Shabeelaha hoose Sh Maxamed Abu cabdalla, isagoo in badan ka sheekeeyay heerka caddaaladdu ay gaarsiisantay, waxaanu dadkii halkaasi isugu yimid u sheegay in nin kasta oo dulmi kula kaca ummadda sidan oo kale looga jari doono awooda uu doono ha lahaado ama ciidan ha ahaado ama waali ha ahaado.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dhowr mar oo sii horaysay waxa ay sidaan oo kale Qisaas toogasho ah ugu fulisay asakar ka tirsan xarakada ka dib markii ay geeysteen dil aan sharci ahayn maadaama ay yihiin Bini aadam oo uu khalad ka dhici karo mar walba.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>dadka ku dhaqan gobolka shabeelada hoose ayaa soo dhaweeyay xukunkan ay shalay fulisay\u00a0 xarkada alshabaab .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em>wakalada wararka somaliyeed &#8220;warsom.com&#8221; hooyga runta iyo xaqiiqda wararka soomliyeed<\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; wararka somaliya\u00a0 &#8220;warsom.com&#8221; xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa xuku dil ah ku fulisay askari kamid ahaa Xisbada magaalada Kuntuwaaray ee Wilaayada Shabeelaha hoose kaasoo lagu cadeeyay\u00a0 in uu si kas ah u dilay nin kale oo muslim ah. &nbsp; kadib markii\u00a0 maxkamaddu cadaalada ee xarkada Alshabaab\u00a0 ay\u00a0 ku xukuntay Askarigii dilka geystay dil toogasho ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4995","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4995","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5000,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4995\/revisions\/5000"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}