{"id":49946,"date":"2018-09-25T07:15:08","date_gmt":"2018-09-25T04:15:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49946"},"modified":"2018-09-25T07:18:11","modified_gmt":"2018-09-25T04:18:11","slug":"jeel-ogaadeeniya-oo-gabi-ahaantiisa-lasoo-af-jarey-iyo-cabdi-maxamuud-cumaroo-aan-la-ogayn-xaaladiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/jeel-ogaadeeniya-oo-gabi-ahaantiisa-lasoo-af-jarey-iyo-cabdi-maxamuud-cumaroo-aan-la-ogayn-xaaladiisa\/","title":{"rendered":"Jeel Ogaadeeniya oo Gabi ahaantiisa Lasoo Af Jarey iyo Cabdi Maxamuud Cumaroo aan la Ogayn Xaaladiisa."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/jeel-ogeedeen.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/jeel-ogeedeen.jpg\" alt=\"\" width=\"965\" height=\"543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/jeel-ogeedeen.jpg 624w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/jeel-ogeedeen-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 965px) 100vw, 965px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa si rasmi ah albaabada loogu laabay xabsigii ugu weynaa gobolka Ismaamulka Soomaalida ee Jeel Ogaadeen-niya oo muddo dheer ay ku xirnaayeen maxaabiis loo heystay arrimo siyaasadeed haba ugu badnaadeen dadka iyagu taageera Ururrada mucaaradka Itoobiya sida ONLF.<\/p>\n<p align=\"justify\">waxaana mas\u2019uuliyiintu sheegeen in loo beddeli doono Miyuusiyam ama matxaf loo daawasho tago. Maxaabiistii ugu dambaysay ayaa la sheegay in halkaasi laga sii daayey shalay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Bashir Axmed Xaashi oo ah taliye ku xigeenka ciidanka asluubta dawlad deegaanka Soomalida oo arrinta xiritaanka xabsiga ka waramayay ayaa sheegay in tallabadan tahay mid mudan in la soo dhaweeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Go\u2019aankan lagu xiray Jeelka waxaa gaaray golaha wasiirradda dowlad deegaanka, iyadoo ay siweyn u soo dhaweeyeen dadweynaha kala duwan ee ku dhaqan gobolka Soomaalida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka qaar ayaa la sheegay in muddo ka badan 5 sanadood ay ku xirnaayeen godad ka sameysan gudaha xabsiga, qaarkoodna waxaa ay kala kulmi jireen ciqaab adag iyo jirdil loogu geysto halkaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tallaabadan ayaa timid kaddib isbadal dhinaca maamulka ah oo ka curtay guud ahaanba dhulka Ismaamulka Soomaalida, waxaana meesha ka baxay xukuumaddii hore ee uu hoggaamin jiray Cabdi Maxamuud Cumar oo hada maxbuus u ah dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa si rasmi ah albaabada loogu laabay xabsigii ugu weynaa gobolka Ismaamulka Soomaalida ee Jeel Ogaadeen-niya oo muddo dheer ay ku xirnaayeen maxaabiis loo heystay arrimo siyaasadeed haba ugu badnaadeen dadka iyagu taageera Ururrada mucaaradka Itoobiya sida ONLF. waxaana mas\u2019uuliyiintu sheegeen in loo beddeli doono Miyuusiyam ama matxaf loo daawasho tago. Maxaabiistii ugu dambaysay ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49947,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49946"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49949,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49946\/revisions\/49949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49947"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}