{"id":4994,"date":"2011-12-28T09:07:47","date_gmt":"2011-12-28T09:07:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4994"},"modified":"2011-12-28T09:09:51","modified_gmt":"2011-12-28T09:09:51","slug":"qarax-qasaaro-sababay-oo-xalay-ka-dhacay-isgosyka-kalabayr-ee-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/qarax-qasaaro-sababay-oo-xalay-ka-dhacay-isgosyka-kalabayr-ee-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"qarax Qasaaro Sababay Oo Xalay  ka  Dhacay Isgosyka Kalabayr ee Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em>wararka somaliya\u00a0 &#8220;warsom.com&#8221;<\/em><\/strong><strong> <\/strong><\/p>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p>Qarax miino oo la sheegay in qasaaro dhaawacya ah uu kasoo gaaray ciidamo ka tirsan Maamulka Dooxada Shabelle ayaa la sheegay in uu ka dhacay deegaanka Kalabeyr ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qaraxaani miino ayaa xalay lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Dooxada Shabelle oo isbaaro ku leh deegaanka Kalabeyr ee duleedka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qaraxa kadib ayaa waxaa la sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidamada Maamulka Dooxada Shabelle kaasi oo la ogeyn in dad lagu qabtay iyo in kale, iyadoo la sheegay in qaraxa uusan saameyn\u00a0 ku yeelan gaadiidka isticmaala halkaasi oo shaqeynaya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>masuul ka tirsan maamulka dooxada shabele ayaa qiray in\u00a0 qaraxaasi uu qasaaro dhaawacyo ah kasoo gaaray ciidamadooda, isagoo sheegay in aysan garaneyn cida ka dambeysa balse ku eedeeyay waxa uu ku sheegay dad nabad diid ah<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em>wakalada wararka somaliyeed &#8220;warsom.com&#8221; hooyga runta iyo xaqiiqda wararka soomliyeed<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; wararka somaliya\u00a0 &#8220;warsom.com&#8221; Qarax miino oo la sheegay in qasaaro dhaawacya ah uu kasoo gaaray ciidamo ka tirsan Maamulka Dooxada Shabelle ayaa la sheegay in uu ka dhacay deegaanka Kalabeyr ee gobolka Hiiraan. &nbsp; &nbsp; &nbsp; Qaraxaani miino ayaa xalay lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Dooxada Shabelle oo isbaaro ku leh deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4994","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4994","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4994"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4999,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4994\/revisions\/4999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}