{"id":49938,"date":"2018-09-24T03:50:08","date_gmt":"2018-09-24T00:50:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49938"},"modified":"2018-09-24T03:58:02","modified_gmt":"2018-09-24T00:58:02","slug":"eedaysaneyaal-loo-haystey-danbiyo-kala-duwan-oo-maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-xukunno-ku-ridday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/eedaysaneyaal-loo-haystey-danbiyo-kala-duwan-oo-maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-xukunno-ku-ridday\/","title":{"rendered":"Eedaysaneyaal Loo Haystey Danbiyo Kala Duwan oo Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Xukunno ku Ridday."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/eedeysane.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49939\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/eedeysane.jpg\" alt=\"\" width=\"971\" height=\"647\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/eedeysane.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/eedeysane-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 971px) 100vw, 971px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa maanta dhagaysatay dacwad loo haysto lix ruux kuwaasoo lagu eedeeyay inay gacan siinayeen Mahad Xuseen Shiidow oo maxkamada dil toogasho ah hore ugu xukuntay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lixda eedeysane ayaa soo abaabulay weerar ay dad shacab ku dhinteen 28-ka bishii tegtay iyagoo gacan siinayay Mahad Xuseen Shiidow oo wade bajaajle ku dilay degmada Beledweyn ee gobalka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiil ka socota maxkamadda ciidamada qalaba sida oo uu horkacayo guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Xassan Cali Nuur Shuute ayaa Baladweyne u yimid baarista falalkii ka dhacay Baladweyne kadib markii la dilay Yaasiin Cali Saney.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa u gudbiyay maxkamadda eedda ka dhanka ah lixda eedaysane iyagoo soo bandhigay cadaymo laga qoray eedeysanayaasha, wuxuu sidoo kale Maxkamadda horgeeyay xafiiska xeer ilaalinta Markhaatiyaal deegaanka ah ee goobjoogga u ahaa dhacdada ay ku dhinteen Laba ruux midna uu ku dhaawacmay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda oo ka duuleysa arrimahaasi ayaa ugu dambeyn go\u2019aan kasoo saartay Lixda eedeysane oo mid maqan yahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cabdisamad Maxamed Cusmaan (Af-dheere) oo ka tirsanaa guutada Shanaad, qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayay Maxkamaddu ku heshay in uu ahaa shaqsiga dilka geystay waxa ayna ku xukuntay Dil toogasha halka Aadan cali cilmi, Burhaan yusuf nuur, Cabdifitaax bedel qoofiyow iyo Maxamed cali cilmi ay kuwada xukuntay Min Shan (5)-sano oo Xabsi Ciidan ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda ayaa sidoo kale amartay in xabsiga laga sii daayo Maxamed yuusuf tifow hadii aysan jirin dambiya kale oo loo heysto, sida uu u sheegay Warbaahinta Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu dambeyntii Xukunsanayaasha ayaa heysta fursad kale oo ay racfaan uga qaadan karan hadii aysan ku qancin xukunka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa maanta dhagaysatay dacwad loo haysto lix ruux kuwaasoo lagu eedeeyay inay gacan siinayeen Mahad Xuseen Shiidow oo maxkamada dil toogasho ah hore ugu xukuntay. Lixda eedeysane ayaa soo abaabulay weerar ay dad shacab ku dhinteen 28-ka bishii tegtay iyagoo gacan siinayay Mahad Xuseen Shiidow oo wade bajaajle ku dilay degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49939,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49938","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49938","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49938"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49941,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49938\/revisions\/49941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}