{"id":49882,"date":"2018-09-22T01:22:05","date_gmt":"2018-09-21T22:22:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49882"},"modified":"2018-09-22T01:27:15","modified_gmt":"2018-09-21T22:27:15","slug":"gabadh-wax-baraneysey-jaamacadda-soomaaliya-oo-fasalkeedi-lagu-dhex-toogtey-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/gabadh-wax-baraneysey-jaamacadda-soomaaliya-oo-fasalkeedi-lagu-dhex-toogtey-maanta\/","title":{"rendered":"Gabadh Wax Baraneysey Jaamacadda Soomaaliya oo Fasalkeedi Lagu Dhex Toogtey Maanta."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/university-somalia.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49883\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/university-somalia.jpg\" alt=\"\" width=\"818\" height=\"460\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/university-somalia.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/university-somalia-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 818px) 100vw, 818px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kooxo hubeysan ayaa duhur-nimadii maanta gudaha Jaamacada UNISO ku dhax toogtay gabar Ardey aheyd oo lagu magacaabi jiray Aamina Xusseen Xassan gudaha fasalkii ay wax ka baraneysay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Jaamacadda ayaa sheegay in dableyda toogashada u geysatay gabadha oo u muuqdeen kuwo hayay xog dhameystiran si toos u abaareen fasalkeeda\u00a0 iyaga markii ay toogeen kaddib si nabad ah uga tagay goobta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga sababta rasmiga ah ee loo toog-tay gabadhan oo la sheegay in ay Jaamacadda ka baran jirtay Kuliyada Shareecadda, waxeyna aheyd gabadha labaad ee fasalka oo ay ku dhiggan jireen\u00a0 labo gabar oo kaliya halka inta kale ay ahaayeen wiilal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ardeyda oo siweyn uga xumaaday falkan iyo toogashada loo geystay gabadhihii\u00a0 ay wax ka wada baran jireen Jaamacada ayaa dowladda federaalka ka dalbaday in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo qabto kooxdii dilka geysatay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhawaan ayeey aheyd markii gabar 9 sano jir ah uu toogasho u geysatay askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya xili ay la soctay Bas-ka dugsigii ay wax ka baran jirtay ee Hoyga Xamar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Muqdisho maalmihii ugu danbeeyay-ba waxaa ku badnayay dilal dadka siweyn uga fajiciyay habka loo fulinayo iyo dadka lagu beegsanayo intaba, waana arin naxdan ku ah guud ahaanba ardeyda wax ka barata Jaamacada Muqdisho falkan maanta gudaha fasalkeeda loogu dhax-toogtay marxuumad Aamina.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo hubeysan ayaa duhur-nimadii maanta gudaha Jaamacada UNISO ku dhax toogtay gabar Ardey aheyd oo lagu magacaabi jiray Aamina Xusseen Xassan gudaha fasalkii ay wax ka baraneysay. Maamulka Jaamacadda ayaa sheegay in dableyda toogashada u geysatay gabadha oo u muuqdeen kuwo hayay xog dhameystiran si toos u abaareen fasalkeeda\u00a0 iyaga markii ay toogeen kaddib si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49883,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49882","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49882","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49882"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49885,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49882\/revisions\/49885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}