{"id":49872,"date":"2018-09-21T22:29:15","date_gmt":"2018-09-21T19:29:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49872"},"modified":"2018-09-21T22:30:52","modified_gmt":"2018-09-21T19:30:52","slug":"dadka-ku-nool-gobolka-w-bari-kenya-oo-loogu-baaqay-in-ay-u-midoobaan-ka-hortaga-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/dadka-ku-nool-gobolka-w-bari-kenya-oo-loogu-baaqay-in-ay-u-midoobaan-ka-hortaga-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Dadka Ku Nool Gobolka W\/bari Kenya oo Loogu Baaqay In ay U Midoobaan Ka Hortaga Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/al-shabaab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49873\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/al-shabaab.jpg\" alt=\"\" width=\"920\" height=\"589\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/al-shabaab.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/al-shabaab-300x192.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 920px) 100vw, 920px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Shacabka ku dhaqan gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa loogu baaqay in ay meel uga soo wada jeestaan dagaalka ka dhanka Ururka saldhiggiisu yahay Soomaaliya ee Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sentatorka laga soo doorto Gaarisa ayaa Yuusuf Xaaji ayaa dhalin-yarada ku guubaabiyay inay ka qeyb qaataan iska caabinta ururka Al Shabaab, si degaanka uu nabad u noqdo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sentatorka laga soo doorto Gaarisa ayaa Yuusuf Xaaji ayaa dhalinyarada ku guubaabiyay in ay ka qeyb qaataan iska caabinta ururka Al Shabaab, si deegaanka uu nabad u noqdo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiye kuxigeenka Gaarisa Cabdi Dhaqane ayaa dhalinyarada ka dalbaday in ay u midoobaan la dagaalanka Al Shabaab, wuxuuna carabka ku adkeeyay in dowladda ay ka gaabisay ilaalinta muwaadiniinta ku sugan gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safiya Cabdi oo laga soo doorto Ijara ayaa sheegtay in ciidamada booliska Kenya halka ay la dagaalami lahaayeen Al Shabaab, keliya ay hawlgal ku soo qabtaan dhalinyarada<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMa ahan wax aan u dulqaadaneyno, qofkii dambiile ah waa in la soo qabtaa oo maxkamad la soo taagaa, aniga oo Safiya ah ayaa taageeraya\u201d ayeey tiri xildhibaannada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab bilhii ugu danbeeyay xoojiyay weerarrda ay ka geystan deegaannada kala duwan ee gobolka Waqoyi Bari Kenya, iyaga oo dhinaca bilaabay in ay dad u kala soocaan Diimaha ay aamisan yihiin, waxaana ay mar walba beegsadaan dadka aan muslimk aheyn, taasoo loo arkay in ay tahay iska horkeen bulsho.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shacabka ku dhaqan gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa loogu baaqay in ay meel uga soo wada jeestaan dagaalka ka dhanka Ururka saldhiggiisu yahay Soomaaliya ee Al-shabaab. Sentatorka laga soo doorto Gaarisa ayaa Yuusuf Xaaji ayaa dhalin-yarada ku guubaabiyay inay ka qeyb qaataan iska caabinta ururka Al Shabaab, si degaanka uu nabad u noqdo. Sentatorka laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49873,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49872","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49872","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49872"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49872\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49875,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49872\/revisions\/49875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49872"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49872"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49872"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}