{"id":49857,"date":"2018-09-21T20:58:31","date_gmt":"2018-09-21T17:58:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49857"},"modified":"2018-09-21T20:59:03","modified_gmt":"2018-09-21T17:59:03","slug":"barlamaanka-puntland-oo-baaq-u-direy-dawladda-federalka-soomaaliya-iyo-arrimaha-ku-aadan-baaqa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/barlamaanka-puntland-oo-baaq-u-direy-dawladda-federalka-soomaaliya-iyo-arrimaha-ku-aadan-baaqa\/","title":{"rendered":"Barlamaanka Puntland oo Baaq u Direy Dawladda Federalka Soomaaliya iyo Arrimaha ku Aadan Baaqa."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/gudiga-joogtada-ah-ee-bl-puntland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/gudiga-joogtada-ah-ee-bl-puntland.jpg\" alt=\"\" width=\"915\" height=\"517\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/gudiga-joogtada-ah-ee-bl-puntland.jpg 651w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/gudiga-joogtada-ah-ee-bl-puntland-300x170.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 915px) 100vw, 915px\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Puntland oo markii ugu horreeysay ku shiray magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa ugu baaqay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay fuliso ballan-qaadkii ahaa ka qaybqaadashada\u00a0 dhismaha waddada Ceeldaahir\u00a0 iyo Ceerigaabo.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland,Axmed Cali Xaashi\u00a0 oo galinkii dambe ee khamiistii guddoomiyay shirka guddiga joogtada ah ee golaha wakiilada Puntland ayaa sheegay dowladda dhexe ee federaalka ah inay dhowr mar ballanqaad u sameysay waddada Ceeldaahir\u00a0 iyo Ceerigaabo oo hadda la soo gabagabeeyay wajiga koowaad.&#8221;Ma jiro wax ka hirgalay ballan-qaadkii dowladda federaalka oo aan isla ognahay madaxweyne iyo ra&#8217;iisul wasaare&#8230; Waxaan\u00a0 ugu baaqaya inay soo dedejiyaan.&#8221; ayuu yiri Axmed Cali.<\/p>\n<p>&#8220;Federaalka waxbadan ayaan ka fileynaa oo ah adduunka waxa uu bixiyo oo aanan wali waxba ka heyn , awal waxaan ugu cududaareynay howl badan oo amni ayay ku jiraan.laakin hadda way soo dhaftay shilinba kama heyno , go&#8217;aan waxaan isla qaadanay xukuumad iyo Baarlamaanka , dowladda federaalka waxa ugu horreeya inay waddada nagala qaybgalaan.&#8221; ayuu ku daray hadalkiisa guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<p>Gabagabadii, Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland,Axmed Cali Xaashi\u00a0\u00a0 wuxuu sheegay gobolka Sanaag inay soo gaareen dad badan oo Soomaali ah, kuwaas oo\u00a0 ka soo barakacay dhulka Oramada ee dalka Itoobiya, wuxuuna dowladda federaalka usoo jeediyay inay ka qayb-qaadato dib u dejinta dadkaas.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Puntland oo markii ugu horreeysay ku shiray magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa ugu baaqay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay fuliso ballan-qaadkii ahaa ka qaybqaadashada\u00a0 dhismaha waddada Ceeldaahir\u00a0 iyo Ceerigaabo. Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland,Axmed Cali Xaashi\u00a0 oo galinkii dambe ee khamiistii guddoomiyay shirka guddiga joogtada ah ee golaha wakiilada Puntland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49858,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49857","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49857"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49861,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49857\/revisions\/49861"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}