{"id":49825,"date":"2018-09-20T22:21:36","date_gmt":"2018-09-20T19:21:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49825"},"modified":"2018-09-20T22:22:33","modified_gmt":"2018-09-20T19:22:33","slug":"soomaaliya-oo-sheegtay-in-ay-diyaar-u-tahey-ciidamo-ay-u-dirto-dalka-koonfurta-sudan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/soomaaliya-oo-sheegtay-in-ay-diyaar-u-tahey-ciidamo-ay-u-dirto-dalka-koonfurta-sudan\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Sheegtay in ay Diyaar u Tahey Ciidamo ay u Dirto Dalka Koonfurta Sudan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/somaliya-askar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49826\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/somaliya-askar.jpg\" alt=\"\" width=\"944\" height=\"531\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/somaliya-askar.jpg 510w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/somaliya-askar-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 944px) 100vw, 944px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin sabab Soomaaliya ka hor istaagi karta in ay ciidamo ku biiriso howlgalka nabad ilaalinta Koonfurta Sudan, kaddib markii uu dhawaan Urur gobolleedka IGAD ka codsaday dowladda Soomaaliya ay ka mid tahay in ay ciidamo u diraan dalka South Sudan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiiru-dowlaha wasaaradda Waxbarashada Cabdiraxmaan Jaabir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ka waaban doonin ka qeybgalka nabad ilaalinta dalka Konfurta Sudan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Dad badan ayaa is weydiinaya sida ay suurtagal ku noqon karto Soomaaliya oo ay ka jiraan colaado in ciidamo ay ku biiriso nabad ilaalinta dal kale, \u2018\u2019 Maxaa diidaya oo naga hor istaagi kara in aan sidaa yeelno\u2019\u2019 dalka Burundi ciidamo nabad ilaalin ah ayeey u soo direen Soomaaliya, xili gudaha dalkaasi ay ka jireen colaad iyo dagaallo dhaxdooda ah, sidaa daraadeed ma jirto sabab naga hor istaagi karta annagana in aynu qeyb ka qaadanno dhismaha nabada qaarrada\u2019\u2019 ayuu yiri wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Urur gobolleedka IGAD ayaa dalbaday in la helo ciidamo ka socda wadamada ku jira Ururka in ay ciidamo u diraan dalka Koonfurta Sudan is loo ilaaliyo hergalinta heshiiskii dhawaan Addis Ababa ay ku kala saxiixdeen dowladda iyo mucaaradka dalkaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya haddii ay aqbasho dalabka Urur gobolleedka IGAD waxaa loo baahan doonaa qorshahan in la hor-geeyo golaha Shacabka si ay u hellaan ciidamada ogolaasho buuxda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin sabab Soomaaliya ka hor istaagi karta in ay ciidamo ku biiriso howlgalka nabad ilaalinta Koonfurta Sudan, kaddib markii uu dhawaan Urur gobolleedka IGAD ka codsaday dowladda Soomaaliya ay ka mid tahay in ay ciidamo u diraan dalka South Sudan. Wasiiru-dowlaha wasaaradda Waxbarashada Cabdiraxmaan Jaabir ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49826,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49825","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49825"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49828,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49825\/revisions\/49828"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}