{"id":49811,"date":"2018-09-18T18:36:09","date_gmt":"2018-09-18T15:36:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49811"},"modified":"2018-09-18T18:41:02","modified_gmt":"2018-09-18T15:41:02","slug":"xil-iska-qaadista-madaxdii-galmudug-oo-wali-socota-iyo-xaaladdu-sida-ay-tahey-xilligaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/xil-iska-qaadista-madaxdii-galmudug-oo-wali-socota-iyo-xaaladdu-sida-ay-tahey-xilligaan\/","title":{"rendered":"Xil Iska Qaadista Madaxdii Galmudug oo Wali Socota iyo Xaaladdu Sida ay Tahey Xilligaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/xareed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49812\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/xareed.jpg\" alt=\"\" width=\"1040\" height=\"649\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/xareed.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/xareed-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1040px) 100vw, 1040px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali\u00a0 Xareed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in xildhibaanno fadhi ku yeeshay degmada Cadaado ka qaadeen xilkii ku-xigeenka koowaad ee guddoonka baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Khamiistii todobaad hore xilkii laga qaaday ayaa degmada Cadaado ka sheegay in xildhibaanno gaaraya 30 xildhibaan u soo gudbiyeen mooshin ka dhan ah guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Xareed Cali Xareed, doodd dheer kaddib-na xildhibaannadu isku raaceen in cod la galiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Markii ay ka doodeen kaddib waxey codsadeen in cod la galiyo, cod ayaan galinay, xildhibaannada kulanka fadhiyay waxey ahaayeen 48 dhamaantood waxey u codeeyeen in kalsoonidii ay kala laabteen guddoomiye ku-xigeenka koowaad ayuu yiri\u2019\u2019 Cali Gacal Casir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin Xareed Cali Xareed ayaa ku tilmaamay hadalka Cali Gacal Casir mid aan sharciga waafaqsaneyn, isaga oo sheegay in uusan aheyn guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug maadaama ayuu yiri kol hore xildhibaannada Galmudug fadhi ay ku yeesheen Dhuusa-Mareeb kalsoonidii kala noqdeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Cadaado xildhibaanno aan ka badneyn 11 ayaa ku sugan oo la ogyahay magac-yadooda iyo aqoonsiyadooda intaba, sidaa daraadeed waxaa meeshaa kaga cad in arintu fowdo iska tahay, Cali Gacal Casir \u2013na sabab uu kulan u shir guddoomiyo ma jirto, sababtoo ah ma\u2019aha guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo kol hore ayaa kalsoonidii lagala noqday ayuu yiri\u2019\u2019 Xareed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu intaa ku daray in Dhuusa-Mareeb looga dhawaaqay guddi doorasho oo ka shaqeyn doona sidii loo heli lahaa guddoomiyihii badali lahaa Cali Gacal Casir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday dhinac-yada iska soo horjeeda ee maamul gobolleedka Galmudug in ay joojiyaan mooshinnada iyo xil ka qaadista intaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/xareed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49812\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/xareed.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/xareed.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/xareed-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali\u00a0 Xareed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in xildhibaanno fadhi ku yeeshay degmada Cadaado ka qaadeen xilkii ku-xigeenka koowaad ee guddoonka baarlamaanka. Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Khamiistii todobaad hore xilkii laga qaaday ayaa degmada Cadaado ka sheegay in xildhibaanno gaaraya 30 xildhibaan u soo gudbiyeen mooshin ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49812,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49811","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49811","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49811"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49811\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49814,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49811\/revisions\/49814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49812"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}