{"id":49753,"date":"2018-09-17T21:47:53","date_gmt":"2018-09-17T18:47:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49753"},"modified":"2018-09-17T22:03:06","modified_gmt":"2018-09-17T19:03:06","slug":"dalka-sucuudiga-oo-wada-hadal-uga-furmayo-dalalka-jabuuti-iyo-eritrea-kadib-khilaaf-sannado-soo-jirey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/dalka-sucuudiga-oo-wada-hadal-uga-furmayo-dalalka-jabuuti-iyo-eritrea-kadib-khilaaf-sannado-soo-jirey\/","title":{"rendered":"Dalka Sucuudiga oo Wada Hadal Uga Furmayo Dalalka Jabuuti iyo Eritrea kadib Khilaaf Sannado Soo jirey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/ertria-jabuti.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49754\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/ertria-jabuti.jpg\" alt=\"\" width=\"1036\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/ertria-jabuti.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/ertria-jabuti-300x124.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1036px) 100vw, 1036px\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa galinkii dambe ee Axaddii shalay gaaray magaalada Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya , saacado yar\u00a0 kaddib markii heshiis nabadeed ay ku kala saxiixdeen magaalada Jeddah madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki iyo ra&#8217;iisul wasaaraha Itoobiya.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Horey looma sii sheegin booqashada uu dalka Sacuudi Carabiya ku tagay madaxweynaha Jabuuti, waxaana labadii maalin ee u dambeysay dalkaa ku sugnaa wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti.Madaxweyne Geelle ayaa la filaya inuu maanta wadahadal rasmi ah la yeesho dhiggiisa dalka Eritrea Isaias Afwerki , waxaana wada-hadallada ay bilow u yihiin heshiis nabadeed oo labada dal ee colaadda ay ka dhaxeysay muddada dheer kala saxiixdaan, sida ay xaqiijiyiin mas&#8217;uuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Jabuuti.<\/p>\n<p>Faahfaahin badan lagama helin sida uu wada-hadalka u dhacayo iyo heshiis ay labada dal gaaraan, balse wada-hadalladan ayaa qayb ka ah dadaallada ay dowladda Sacuudi Carabiya ku dooneyso in la isugu soo dhaweeyo waddamada gobolka,iyadoo shalay lugu saxiixay magaalada Jeddah\u00a0 heshiis la sheegay inuu soo afjarayo xiisadii u dhaxeysay Itoobiya iyo Eritrea.<\/p>\n<p>Heshiis nabadeed oo ay gaaraan Jabuuti iyo Eritrea waxaa ay meesha ka saareysa colaaddii labada dal u dhaxeysay,iyadoo sannadkii 2008-dii ay ahayd markii uu dhacay dagaalkii ugu horreeyey ee labada dal ee Jabuuti iyo Ereteriya oo ka qarxay xuduudda ay isku hayaan ilaa haatan ee Jasiiradda Doumeira. Colaaddii berrigaas billaabatay ayaa illaa iminka taagan, taasoo sababtay dagaal lagu dhammaaday maxaabiisna lagu kala qabsaday.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa galinkii dambe ee Axaddii shalay gaaray magaalada Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya , saacado yar\u00a0 kaddib markii heshiis nabadeed ay ku kala saxiixdeen magaalada Jeddah madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki iyo ra&#8217;iisul wasaaraha Itoobiya. Horey looma sii sheegin booqashada uu dalka Sacuudi Carabiya ku tagay madaxweynaha Jabuuti, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49754,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49753","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49753","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49753"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49757,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49753\/revisions\/49757"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49754"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}