{"id":49727,"date":"2018-09-16T18:54:14","date_gmt":"2018-09-16T15:54:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49727"},"modified":"2018-09-16T18:54:36","modified_gmt":"2018-09-16T15:54:36","slug":"natiijada-imtixaanka-shahaadiga-ah-ee-dugsiyada-sare-iyo-dhexe-ee-somaliland-oo-la-shaaciyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/natiijada-imtixaanka-shahaadiga-ah-ee-dugsiyada-sare-iyo-dhexe-ee-somaliland-oo-la-shaaciyey\/","title":{"rendered":"Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo Dhexe ee Somaliland oo La Shaaciyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/imtixaan-slnd.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/imtixaan-slnd.jpg\" alt=\"\" width=\"917\" height=\"518\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/imtixaan-slnd.jpg 577w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/imtixaan-slnd-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 917px) 100vw, 917px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaaa shaaciyey imtixaankii shahaadiga ee dugsiyada sare iyo kuwo dhexe ee dalka oo dhan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha Imtixaanka qaranka Daa\u2019uud Axmed Faarax ayaa sheegay inay imtixaanka u fadhiisteen arday ku dhow 27,746 arday, waxaanu sheegay in ardayda dugsiga sare ee imtixaanka gallay ahayd 9,475 arday, halka dugsiga dhexe ama fasaladda 8aad ay imtixaanka inay galaan isku diwaangaliyey 18,271 arday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dugsiga afraad ee dugsiyada sare waxa imtixaanka gudbay 8,358 arday, halka 1,117 ardayna dhacday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2018\/Sept\/2018916636726573639972270Abdibaasid-Cabdirisaq-Cawil-Jamac-Ardaygii-u-sareeyey-Imtaxaanka-Shahaadiga-ah.png\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"382\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Dugsiga 8aad ee fasaladda dhexe ee Somaliland waxa imtixaanka gudbay 16,604 arday, waxaana ka dhacay 1,399 arday, halka 268 ardayna aanay imtixaanka galin oo ay ka habsaameen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guud ahaan waxa labada fasal ee dugsiga sare iyo kuwo dhexe ka dhacay tiro dhan 2,516 arday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxa lagu dhawaaqay tobanka arday ee dugsiyadda ugu sareeya, kuwaas oo u badan dugsiyadad gaarka loo leeyahay, saddexda arday ee ugu sareeya magacyadooduna waa kuwan:<\/p>\n<p>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2018\/Sept\/2018916636726574150948320kaalmaha%20hore.jpg\" alt=\"\" width=\"654\" height=\"420\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Ardayga ugu sareeya waa Cabdibaasid C\/risaaq Cawil oo keenay 907 dhibcood, waxa ku xiga Cabdiraxmaan Sh. Yaasiin Ibraahi,m 904 dhibcood, C\/qani maxamed daa\u2019uud Jaamc 890 dhibcood.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaaa shaaciyey imtixaankii shahaadiga ee dugsiyada sare iyo kuwo dhexe ee dalka oo dhan. Gudoomiyaha Imtixaanka qaranka Daa\u2019uud Axmed Faarax ayaa sheegay inay imtixaanka u fadhiisteen arday ku dhow 27,746 arday, waxaanu sheegay in ardayda dugsiga sare ee imtixaanka gallay ahayd 9,475 arday, halka dugsiga dhexe ama fasaladda 8aad ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49728,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49727","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49727"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49730,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49727\/revisions\/49730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49728"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}