{"id":49713,"date":"2018-09-15T23:32:31","date_gmt":"2018-09-15T20:32:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49713"},"modified":"2018-09-16T00:00:07","modified_gmt":"2018-09-15T21:00:07","slug":"dhuusa-mareeb-iyo-cadaado-oo-shirar-iska-soo-horjeeda-ka-socdaan-iyo-xaaladu-sida-ay-tahey-xilligan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/dhuusa-mareeb-iyo-cadaado-oo-shirar-iska-soo-horjeeda-ka-socdaan-iyo-xaaladu-sida-ay-tahey-xilligan\/","title":{"rendered":"Dhuusa-mareeb iyo Cadaado oo Shirar iska Soo Horjeeda ka Socdaan iyo Xaaladu Sida ay tahey Xilligan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/gmudug.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49714\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/gmudug.jpg\" alt=\"\" width=\"988\" height=\"657\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/gmudug.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/gmudug-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 988px) 100vw, 988px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo aad moodo in uu sii adkaanayo khilaafka u dhaxeeya madaxda ugu sareysa maamul gobolleedka Galmudug ayaa ayaa waxaa ka soconaya degmooyinka Dhuusa-Mareeb iyo Cadaado kulamo siyaasadeed oo iska soo horjeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay waxaa gaaray magaalada Cadaado madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaanshi Carab iyo guddoomiyaha xilka laga qaaday Cali Gacal Casir oo halkaa ka wada shirar a yla leeyihiin xildhibaanno iyo siyaasiyiin ku sugan Cadaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in dhinaca kale labada mas\u2019uul abaabulayaan kulamo la doonayo in xilka looga qaado madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhawaan ayeey aheyd markii kulan magaalada Dhuusa-mareeb ay ku yeesheen xildhibaanno ka badan 146 mudane isku raaceen in kalsoonida lagala noqdo guddoomiye Cali Gacal Casir oo dhinaciisa ka biyo diiday xil ka qaadista lagu sameeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale xildhibaannada baarlamaanka Galmudug ee fadhiggoodu yahay Dhuusa-Mareeb ayaa isku diyaarinaya mooshin ay xilka uga qaadayaan madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo hadda ku sugan Cadaado sida uu baarlamaanka ka hor sheegay guddoomiye ku-xigeenka koowaad baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga halka ay saldhigan doonto xiisada siyaasadeed ee sii xoogeysatay ee u dhaxeysa madaxda ugu sareysa maamul gobolleedka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49681\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49684\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo aad moodo in uu sii adkaanayo khilaafka u dhaxeeya madaxda ugu sareysa maamul gobolleedka Galmudug ayaa ayaa waxaa ka soconaya degmooyinka Dhuusa-Mareeb iyo Cadaado kulamo siyaasadeed oo iska soo horjeeda. Maalintii shalay waxaa gaaray magaalada Cadaado madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaanshi Carab iyo guddoomiyaha xilka laga qaaday Cali Gacal Casir oo halkaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49714,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49713"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49716,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49713\/revisions\/49716"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}