{"id":4954,"date":"2011-12-24T14:42:28","date_gmt":"2011-12-24T14:42:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4954"},"modified":"2011-12-24T14:42:28","modified_gmt":"2011-12-24T14:42:28","slug":"xog-muhiim-ah-oo-la-xiriirta-dilkii-ex-wariye-csalaam-xiis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/xog-muhiim-ah-oo-la-xiriirta-dilkii-ex-wariye-csalaam-xiis\/","title":{"rendered":"XOG MUHIIM AH OO LA XIRIIRTA DILKII EX WARIYE C\/SALAAM XIIS"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><strong><em>Wararka somaliya (warsom.com)<\/em><\/strong><br \/>\n\u00a0<br \/>\nIyadoo 18kii bishan decenber ee 2011ka maalin axad ah lagu diley ex<br \/>\nwariye c\/salaam sh xasan allaha u naxariistee degmada x\/jajab oo ka<br \/>\nmid ah goobaha ay maamusho dalada fkmg lana dhihi karo waa meelaha ugu<br \/>\namniga roon muqdisho ayaa maalin cad nin wata dereyska ciidamada iyo<br \/>\nqori Ak47 uu si bareer ah ugu diley wariyihii qaaliga ahaa allaha u<br \/>\nnaxariistee C\/salaam xiis taas oo shaki badan galisey qeybaha kala<br \/>\nduwan ee bulshadda waxaana durbadiiba soo yeertey qeylo dhaan iyo<br \/>\ncambaareyn ka imaneysey madaxda dawlada ugu sareysa sida madaxweyna<br \/>\naxsaabta siyaasada saxaafadda haweenka garsoorka waaxyaha amniga iyo<br \/>\ncaruurtaba .<br \/>\nWaxaa maalmo kadib bilawdey baaris iyo dabagal la xiriirta helitaanka<br \/>\ncidii ka danbeysey dilka wariyaha taas oo ay si adag ugu istaageen<br \/>\nbahda saxaafadda hey&#8217;adda nabadsugidda qaranka ciidanka booliska xeer<br \/>\nilaalinta qaranka iyo shaqsiyad si gaar ah isu xilsaarey iyadoo<br \/>\nhawlwadeenadda wakaalada wararka warsom ay iyaduna dhinaceeda<br \/>\nbaaritaan ku heysey sidii ay u heli laheyd xog lagu kalsoonyahey oo<br \/>\ndilka wariyaha ifisa ayaa waxaa noo suura gashey in aan la kulano<br \/>\ndadkii sacadihii ugu danbeeyey nolosha wariyaha la socdey marxuum<br \/>\nc\/salaam sh xasan waxeyna noo sheegeen in marxuumka iyo rag la socdey<br \/>\nay ka soo baxeen hottelka naasahablood2 iyagoo wata gaariga marxuumka<br \/>\nlagu dhexdiley goor ku beegneyd 8:00 oo daqiiqado dhiman dabadeed<br \/>\nwaxaa dhacey baa layiri in gaari ay wateen xiis iyo wariyeyaal kale<br \/>\ngaari lagu hor gooyey waxaana gaarigaas wax isku horgooyey watey<br \/>\nmadaxa ciidamada illaalada u ah gud gobolka banaadir ninkaas oo<br \/>\nlayiraa FANAX isagoo ku wargeliyey si cad oo aan leexleexasho laheyn<br \/>\nin uu doonayey in uu dillo marxuumka balse uu ku dhaafey raga<br \/>\nwariyaasha ah ee xiis la socdey sheegeyna inuu saacadaha soo socda uu<br \/>\ndili doono waxaana hakaa ka muuqata in la tusayey ninka marxuumka<br \/>\ngacantiisa ku dilley marxuumka ayaa ugu jawaabey &#8220;fanax&#8221; in aanu waxba<br \/>\ndili karin illaahna uu wax dillo isagoo marxuumku soo aadey dhanka<br \/>\ngoobtiisa shaqo waqti ku aadan 9:15 daqiqo ayaa waxaa soo wacey<br \/>\nmarxuumka FANAX Iyadoo ay la joogaan qaar ka tirsan shaqaalaha<br \/>\ntefissionka horncabe wuxuuna furey sameecadda telka si cad ayuu hadana<br \/>\nugu sheegey in uu dili doono saacadaha soo socda marxuumku wuxuu isla<br \/>\nwaqtigaa wacey xildhibaan xuseen caraale cadaan oo u sheegey marxuumku<br \/>\nhanjabaada kaga timid ninkaas fanax lagu magacaabo xildhibanka ayaa<br \/>\nmarxumka waydiyey in marqati uu u hayo iyo inkale marxuumkuna wuxuu<br \/>\nxildhibanka u shegey in uu marqati uu heysto wuxuuna xildh caraale ku<br \/>\nyiri talaabo ha qaadin aniga ayaa arinkaas gelaya qaar ka tirsanaa<br \/>\nshaqaalihii horncable ayaa marxuumka ku yiri xiisow ha fududeysan<br \/>\nhanjaabada aan maqleyney ee u sheeg gud degmada aad degentahey (AXMED<br \/>\nDAACI) Wuuxna ku jawaabey xiis in haddii axmed daaci warkan loo sheego<br \/>\nay wax kale meesha ka dhacayaan taas oo u muuqata in wariyuhu ahaa nin<br \/>\nnabadeed iyadoo isla markii uu shaqadii kasoo baxeyba lagu dilley meel<br \/>\nxafiiska agtiisa ah, allaha u naxariistee.<br \/>\nWakaaladda wararka warsom oo la xiriirtey xildhibaan caraale wuxuu u<br \/>\nsheegey in warkaasi uu jiro xaqiijintiisana uu ku guda jiro dhanka<br \/>\nkale gud deg madiina AXMED DAACI ayaa isaguna warsom u sheegey in uu<br \/>\nwarkaas maqley lagana daba tagi doono cid kasta oo ku lug yeesha dilka<br \/>\nwariyihii qaaliga ahaa C\/salaan sh xasan xiis wariyeyaashi la socdey<br \/>\nmarxuumka markii loo hanjabayey iyo kuwa horncable oo iyaguna maqlayey<br \/>\nhanjabaada telfoonka waxaan u qarinay magacyadooda sababo amni<br \/>\ndartood, mana aha markii ugu horeysey ee wariye loo dilley si<br \/>\nwaxashnimo ah oo naxariisdaro ah.<\/p>\n<p><strong><em>Wararka somaliya (warsom.com)<\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wararka somaliya (warsom.com) \u00a0 Iyadoo 18kii bishan decenber ee 2011ka maalin axad ah lagu diley ex wariye c\/salaam sh xasan allaha u naxariistee degmada x\/jajab oo ka mid ah goobaha ay maamusho dalada fkmg lana dhihi karo waa meelaha ugu amniga roon muqdisho ayaa maalin cad nin wata dereyska ciidamada iyo qori Ak47 uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4954","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4954","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4954"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4961,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4954\/revisions\/4961"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}