{"id":49518,"date":"2018-09-09T19:22:12","date_gmt":"2018-09-09T16:22:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49518"},"modified":"2018-09-09T19:22:59","modified_gmt":"2018-09-09T16:22:59","slug":"shirka-uu-ku-baaqey-mweyne-farmaajo-oo-uu-soo-dhaweeyey-mwene-ku-xigeenka-puntland-cxakiim-x-cumar-camey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/shirka-uu-ku-baaqey-mweyne-farmaajo-oo-uu-soo-dhaweeyey-mwene-ku-xigeenka-puntland-cxakiim-x-cumar-camey\/","title":{"rendered":"Shirka uu Ku Baaqey M\/weyne Farmaajo oo uu Soo Dhaweeyey M\/wene ku Xigeenka Puntland C\/xakiim X Cumar Camey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/cxakiim-x-cumar-camey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49519\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/cxakiim-x-cumar-camey.jpg\" alt=\"\" width=\"1010\" height=\"568\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/cxakiim-x-cumar-camey.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/cxakiim-x-cumar-camey-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1010px) 100vw, 1010px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar (Camey) oo ka hadlay shirka madasha wada-tashiga dowlad-gobolleedyada ee lugu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo, wuxuu sheegay inaysan maslaxad ugu jirin bulshadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<div align=\"justify\">Camey, wuxuu sheegay in looga baahan-yahay hoggaamiyayaasha Soomaaliyeed in si wadajirka ah looga tashado masiirka umadda Soomaaliyeed, isagoo inta ku daray in looga baahan-yahay khilaafyada jira wada-hadal in lugu dhammeeyo.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8221; Shirka waxaan qabaa inuu-yahay shir rajo badan laga qabay, laakin aad haatan moodin in umudda Soomaaliyeed ka naxeen&#8230; koley shirka waxaan leeyahay maslaxad uguma jirin bulshada Soomaaliyeed.&#8221;ayuu yiri madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo dhinaca kale soo dhaweeyay shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo ee u isagu yeerey madaxda dowlad-gobolleedyada.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">&#8221; Ka soo horjeesi looma qaadan karo hadalkeygan oo kama soo horjeesan karo madaxweynaheyga .. annigu taan\u00a0 arko waxaa weeye waxyaabaha masiiriga ah oo dhan in laga wada-tashado oo sida ugu wanagsan la isku raaco oo shirka lala-tago .&#8221; ayuu yiri madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo wareysi uu siiyay warbaahinta SBC lugu waydiiyay sababta uu shirka uga soo horjeedo, xilli uu shir guddoonka lahaa madaxweynaha Puntland.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Camey\u00a0 ayaa natiijada shirkan hoos u dhigey, xilli madaxweyne ku-xigeenka Galmudug hadal uu warbaahinta siiyay goor sii horeysay uu uga soo horjeestay dhammaan go&#8217;aamada shirka ka soo baxay.<\/div>\n<p align=\"justify\">Dhinca kale madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Camey ayaa sheegay in ka maamul ahaan sida uu hadalka u dhigay soo dhaweynayaan shirka uu ku baaqay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waan soo dhaweynayaa baaqa madaxweynaha ee ah shir leysugu yimaado, waayo waxaa u arkaa arin bilow wanaagsan noqon karta, horey-na waan u sheegay waa in la wada hadlaa, ajnabi kalama nihin, isku luuqad ayeey-nu ku hadleynaa ayuu yiri\u2019 madaxweyne ku-xigeenka Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49354\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49355\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49357\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49358\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49359\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar (Camey) oo ka hadlay shirka madasha wada-tashiga dowlad-gobolleedyada ee lugu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo, wuxuu sheegay inaysan maslaxad ugu jirin bulshadda Soomaaliyeed. Camey, wuxuu sheegay in looga baahan-yahay hoggaamiyayaasha Soomaaliyeed in si wadajirka ah looga tashado masiirka umadda Soomaaliyeed, isagoo inta ku daray in looga baahan-yahay khilaafyada jira wada-hadal in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49519,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49518","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49518","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49518"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49521,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49518\/revisions\/49521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49519"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}