{"id":49485,"date":"2018-09-07T21:20:16","date_gmt":"2018-09-07T18:20:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49485"},"modified":"2018-09-07T21:24:51","modified_gmt":"2018-09-07T18:24:51","slug":"ismaamulka-soomaali-galbeed-oo-barlamaanku-meel-mariyey-wax-ka-badelka-magaca-iyo-calanka-dawlad-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/ismaamulka-soomaali-galbeed-oo-barlamaanku-meel-mariyey-wax-ka-badelka-magaca-iyo-calanka-dawlad-deegaanka\/","title":{"rendered":"Ismaamulka Soomaali Galbeed oo Barlamaanku Meel Mariyey Wax Ka Badelka Magaca iyo Calanka Dawlad Deegaanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/calanka-ismaamulka-itoobiya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49486\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/calanka-ismaamulka-itoobiya.jpg\" alt=\"\" width=\"872\" height=\"490\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/calanka-ismaamulka-itoobiya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/calanka-ismaamulka-itoobiya-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 872px) 100vw, 872px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Baarlamaanka dowlad deegaanka Ismaamulka Soomaalida oo fadhi ku yeeshay magaalada Jigjiga ayaa qaatay go\u2019aamo masiir ah, iyaga oo isku raacay in la badalo calanka iyo magaca ismaamulka Soomaalida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale baarlamaanka ayaa doortay afhayeen cusub oo noqonaya ninka lagu magacaabo Maxamed Aadan Ugaas, waxaa sidoo kale guddoomiye ku-xigeen loo doortay in uu noqdo\u00a0Cabdullaahi Siciid Cumar<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaca dowlad deegaanka ayaa wixii hadda ka danbeeya noqonaya \u2018\u2019Dowlad deegaanka Soomaalida\u2019\u2019 iyadoo meesha laga saarayo Itoobiya, iyaga oo sidoo kalana qaatay iskuna raacay uu ka muuqdo midabka buluuga ah ee xidigta shanta gees.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubnaha baarlamaanka waxay in muddo ah ka doodeen wax ka beddelka heesta calanka iyo maalinta fasaxa, waxayna ugu dambayntii ku heshiiyeen in arrimahaas loo saaro guddi ka soo talo bixiya waxa laga yeelayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qorshayaashan ayaa la hadal hayey tan iyo markii uu hogaanka qabtay Mustafe Cagjar oo ah madaxweynaha ku-meel-gaar ah ee dowlad deegaanka Soomaalida ahna madaxweyne ku-xigeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49354\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49355\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49357\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49358\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49359\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka dowlad deegaanka Ismaamulka Soomaalida oo fadhi ku yeeshay magaalada Jigjiga ayaa qaatay go\u2019aamo masiir ah, iyaga oo isku raacay in la badalo calanka iyo magaca ismaamulka Soomaalida. Dhinaca kale baarlamaanka ayaa doortay afhayeen cusub oo noqonaya ninka lagu magacaabo Maxamed Aadan Ugaas, waxaa sidoo kale guddoomiye ku-xigeen loo doortay in uu noqdo\u00a0Cabdullaahi Siciid Cumar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49486,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49485"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49488,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49485\/revisions\/49488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49486"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}