{"id":49454,"date":"2018-09-06T21:29:39","date_gmt":"2018-09-06T18:29:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=49454"},"modified":"2018-09-06T21:31:36","modified_gmt":"2018-09-06T18:31:36","slug":"gaari-xaley-laga-afduubtey-hargeysa-oo-booliska-somaliland-ka-hadleen-soo-qabashadiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/09\/gaari-xaley-laga-afduubtey-hargeysa-oo-booliska-somaliland-ka-hadleen-soo-qabashadiisa\/","title":{"rendered":"Gaari Xaley Laga Afduubtey Hargeysa oo Booliska Somaliland Ka Hadleen Soo Qabashadiisa."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/boliska-slnd.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-49455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/boliska-slnd.jpg\" alt=\"\" width=\"916\" height=\"880\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/boliska-slnd.jpg 480w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/boliska-slnd-300x288.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 916px) 100vw, 916px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Koox budhcad ah ayaa xallay fiidkii Gaadhi nooca xamuulka qaada oo ay leedahay shirkadda Oomaar ku afduubteen bariga magaalada Hargeysa, kuwaas oo lala baxsaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hawlgal balaadhan oo ay sameeyeen ciidanka Booliska ayaa xallay xilli dambe gacanta ku soo dhigay gaadhigii xamuulka ahaa iyo gaadhigii ay wateen kooxda afduubka samaysay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guute Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa ka warbixyey qaabka gaadhigaasi loo dhacay iyo qaabkay u soo qabteen, waxaanu yidhi \u201c abaaro toddobadii fiidno geerash ku yaala agagaarka hoteelka Kaah gaadhi xamuul ah oo nooca waaraadka loo yaqaan ah oo rarnaa ay koox budhcad ahi ku afduubatay, waxaanay wateen budhcadaasi gaadhi Nooha ah, gaadhigan xamuulka ah oo markaa dirawalkii ka degay Kirishboygiina la joogo intay dhaawaceen la baxsadeen gaadhigii, ciidanka boolisku hawlgal balaadhan ayuu markiiba gallay iyagoo jihooyin kala duwan ciidamadii joogay ku soo baxeen oo ay raad ceeyeen gaadhiga\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2018\/Sept\/201896636718204575938258gaadhigii.jpg\" alt=\"\" width=\"647\" height=\"354\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaanu intaas ku daray \u201cNasiib wanaag waxay iska heleen Ciidankii booliska iyo kooxdii budhcadda ahayd meel toban KM magaalada Bander wanaaag koonfur ka xigta, waxay kooxdaasi sameeyeen iska caabin, waxaana ku guulaysanay in gaadhigii xamuulka aha ee rarnaa iyo gaadhigii ay wateen kooxdaasi budhcadda ah ay gacanta ku dhigaan.\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Talaabadna ayaa noqonaysa markii ugu horeysay ee Hargeysa dhexdeeda gaadhi lagu afduubo, inkastoo ciidanku faahfaahin ka bixin sababta gaadhig loo kaxaystay,waxaase sheegeen inay talaabo ka qaadi doonaan oo sharciga la hor geeni doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49355\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49355\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49357\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49358\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-49359\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox budhcad ah ayaa xallay fiidkii Gaadhi nooca xamuulka qaada oo ay leedahay shirkadda Oomaar ku afduubteen bariga magaalada Hargeysa, kuwaas oo lala baxsaday. Hawlgal balaadhan oo ay sameeyeen ciidanka Booliska ayaa xallay xilli dambe gacanta ku soo dhigay gaadhigii xamuulka ahaa iyo gaadhigii ay wateen kooxda afduubka samaysay. Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guute [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49455,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-49454","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49454","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49454"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49454\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49457,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49454\/revisions\/49457"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49455"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}